Other News

Al Shabaab Oo Sheegatay Mas’uuliyadda Xildhibaan lagu Dilay Magaalada Gaalkacyo.
Wararka Gudaha

Al Shabaab Oo Sheegatay Mas’uuliyadda Xildhibaan lagu Dilay Magaalada Gaalkacyo.

Wararka ka imaanaya waqooyiga magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in toogasho lagu dilay mid kamida Xildhibaannada Maamulka isku magacaabay ‘Puntland’. Goob joogayaal ayaa sheegay in ladilay Xildhibaan Cabdi Xakiin Macalin Daahir oo kamid ahaa Golaha Baarlamaanka ee Fadhigoodu yahay magaalada Garoowe. Xildhibaanka iyo askariga ilaalada u ahaa lagu weeraray kasoo horjeedka Hotel Clasic […]

Dhulkii Awooweyaasheen Yaa Soo Dhicin Doona? Dhageyso Q:3-aad.
Wararka Gudaha

Dhulkii Awooweyaasheen Yaa Soo Dhicin Doona? Dhageyso Q:3-aad.

Barnaamijka Dhulkii Awooweyaasheen Yaa soo Dhicin doona, waa barnaamij taariikheed si faafahsan loogu eegayo Halgankii Imaam Axmed Guray, kaas oo ina baraya shalay sidaan ahayn, maanta sidaan nahay, iyo sida nala gudboon. bisha barakeysan ee Ramadaan sanadka 1439-ka hijriyada ayay Idaacadda Islaamiga Al-Furqaan billowday baahinta barnaamijkan. Halkan ka dhagayso Dhageyso […]

Maxbuus kasoo baxay Guwantanamo iyo Askarigii Tacdiibin jiray oo ku kulmay Xeerada Afurka!! Sheeko Cajiib ah [Sawirro].
Wararka Gudaha

Maxbuus kasoo baxay Guwantanamo iyo Askarigii Tacdiibin jiray oo ku kulmay Xeerada Afurka!! Sheeko Cajiib ah [Sawirro].

Steve wood waa askari Ameerikaan ah oo isaga kala gudbay saldhigyada milliteriga Maraykanku ku leeyahay gudaha wadankaas iyo caalamka, Muxamadu Walad Salaaxina waa qof dhalinyaro Murutaaniyaan ah oo degan xaafadda Toojnin oo kamid ah xaafadaha ugu liita ee magaalada Nuwaakshoodh. 11-kii Novembar sanadkii 2001, cutubyo katirsan ciidamada amaanka ee Murutaaniya […]

Dhulkii Awooweyaasheen Yaa Soo Dhicin Doona? Dhageyso Q:2-aad.
Wararka Gudaha

Dhulkii Awooweyaasheen Yaa Soo Dhicin Doona? Dhageyso Q:2-aad.

Barnaamijka Dhulkii Awooweyaasheen Yaa soo Dhicin doona, waa barnaamij taariikheed si faafahsan loogu eegayo Halgankii Imaam Axmed Guray, kaas oo ina baraya shalay sidaan ahayn, maanta sidaan nahay, iyo sida nala gudboon. bisha barakeysan ee Ramadaan sanadka 1439-ka hijriyada ayay Idaacadda Islaamiga Al-Furqaan billowday baahinta barnaamijkan. Halkan ka dhagayso Q:2-aad […]

Dhulkii Awooweyaasheen Yaa Soo Dhicin Doona? Dhageyso Q:-1aad.
Wararka Gudaha

Dhulkii Awooweyaasheen Yaa Soo Dhicin Doona? Dhageyso Q:-1aad.

Barnaamijka Dhulkii Awooweyaasheen Yaa soo Dhicin doona, waa barnaamij taariikheed si faafahsan loogu eegayo Halgankii Imaam Axmed Guray, kaas oo ina baraya shalay sidaan ahayn, maanta sidaan nahay, iyo sida nala gudboon. bisha barakeysan ee Ramadaan sanadka 1439-ka hijriyada ayay Idaacadda Islaamiga Al-Furqaan billowday baahinta barnaamijkan. Halkan ka dhagayso xalqada […]