WARARKA

DHAGEYSO : Wareysi lala yeeshay Mid ka mid ah Raggii Weeraray Hotel Peace.

xarunta-un-muqdisho-640x426Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa  baahisay barnaamij gaar ah oo ay kusoo bandhigtay wareysi ay la yeelatay mid ka mid ah labadii  qofood ee fuliyay weerarkii xooganaay ee labo maalin ka hor lagu qaaday hoteel Peace oo kasoo horjeeda xerada Xalane.
Halkan Ka Dhageyso Wareysiga Al-istish-haadi Muxamed Abuukar.

Xigasho : Radio Andalus

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*