Qarax ka dhacay Xarunta Hey’adda UNDP ee Muqdisho.

xarunta-un-muqdisho-640x426Qarax culus oo dhawaaqiisa laga maqlay xaafado badan oo ka mid ah magaalada Muqdisho ayaa ka dhacay goobta lagu baakimo gaadiidka oo ku taala gudaha xarunta  UNDP oo ku dhaw garoonka diyaaradaha Magaalada Muqdisho.
Qaraxa waxaa lala beegsaday gaari Qooqan ah oo ay saarnaayeen saraakiil iyo maleeshiyaat Somali ah oo qeyb ka ah askarta ilaalada ka ah xarunta UNDP-ka ee Muqdisho.
Wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya in qaraxa uu sababay khasaara dhimasho iyo dhaawac ah’waxeyna warar hoose sheegayaan in saddex sarkaal ku jirta xubnaha ku dhaawacmay qaraxa.
Labo maalin ka hor ayeey aheed markii camaliyaat Istish-haad ah oo ka dhacay hoteel Peace oo kasoo horjeeda xerada ciidamada Kufaarta Afrikaanta ee Xalane oo ku dhaw garoonka diyaaradaha Muqdisho lagu dilay inka badan 30 isugu jirta gaala madow cadaan iyo xubno ka tirsan dowlada Ridada federaalka.

Leave a comment

Your email address will not be published.


*