Dhageyso : Sheekh Ayman Al-Dawaahiri oo kalimad cusub jeediyay.

photo_2017-01-07_18-55-30Hogaamiyaha Mujaahidiinta Al-Qaacidda Dr Sheekh Ayman Al-Dawaahiri ayaa jeediyay Kalimad Maqal ah oo uu kaga hadlay arrimo kala duwan, waxayna kalimaddani qeyb ka tahay sil-siladda “رسائل مختصرة” oo horey qeybo ka mid ah ay u faafisay Mu’assasada As-saxaab.

Halkan Ka Daawo Kalimadda Sheekha