SAWIRO, WARARKA

Munaasabad Dowro Loogu Soo Xirayay Ganacsatada Degmada Tooratoorow. (Sawirro)

t4-640x480Munaasabad si heer sare ah loo agaasimay laguna soo xirayay dowro muddo 30 cisho ah usocotay qeybaha kala duwan ee ganacsatada degmadaasi ayaa lagu soo gabagabeeyay Tooratooroow.
Odoyaal dhaqameed, culumaa’udiin,mas’uuliyiinta maamulka islaamiga degmadaasi iyo marti sharaf kale ayaa kusugneyd goobtii munaasabada dowrada lagu soo xirayay.
Kalimaad kala duwan oo dardaarano ah ayaa goobta laga jeediyay,iyadoo sidoo kale ganacsatada ay soo bandhigeen tartan xiiso badan oo ku aadana duruustii kala duwaneed ee dowrada intay socotay ay ku barteen.
Halkan Ka Dhageyso Kalimada Sh Maxamed Jamaal.
Halkan Ka Dhageyso Kalimada Ugaas Cabdullahi
Halkan Ka Dhageyso Ganacsati Dowrada Looxiray.
Halkan Hoose Ka Daawo Sawirada Munaasabada.
Halkan Ka Doono Sawiro Dheeraad Ah.
t1t2t4t5t3t6

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*