SAWIRO, WARARKA

Sawirro : Dowro Diini ah oo Degmada Galcad Loogu qabtay Towbad keenayaal la shaqeynayay Xabashida.

img_8551-copy-640x427Munaasabad ballaaran oo dowro sharci ah loogu soo xirayay rag taa’ibiin ah oo horay u raacay ciidanka Xabashida ayaa ka dhacday degmada Galcad ee WI Galgaduud.
Ilaa 100 rag ah ayay ahaayeen raggan dowrada loo soo xiray waxayna horay isugu soo dhiibeen WI Galgaduud iyagoo kasoo laabtay ciidanka Amxaarada Itoobiya oo ay ka garab dagaalamayeen
Xafladda oo ay kasoo qeyb galeen masuuliyiin ka tirsan mujaahidiinta ayaa waxaa raggan dowrada loo soo xiray loogu dar daarmay in towbad sax ah ay la yimaadaan kana dhabeeyaan towbaddii ay Alle ugu laabteen kana laabteen gaalnimadii ay ku dhaceen.
Waxay ballan qaadeen towbadkeenayaasha in towbadooda ay hagaagi doonto lana shaqeyn doonaan mujaahidiinta si la mid ah sidii ay u garab istaageen cadowga soo duulay.
Halkan Ka Dhageyso Munaasabada

Halkan Hoose Ka Daawo Sawirada Munaasabada.

img_8551-copyimg_8567-copyimg_8572-copyimg_8602-copyimg_8618-copyimg_8620-copyimg_8622-copyimg_8631-copyimg_8639-copyimg_8640-copyimg_8641-copyimg_8645-copyimg_8646-copyimg_8647-copyimg_8648-copyimg_8652-copyimg_8659-copyimg_8661-copyimg_8665-copyimg_8669-copyimg_8671-copyimg_8706-copyimg_8707-copyimg_8714-copyimg_8723-copyimg_8724-copyimg_8725-copyimg_8727-copyimg_8746-copy

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*