Askar ka tirsanaa Dowladda Fedraalka oo iska dhiibay Galgaduud. (Sawirro)

img_8749-copy-640x427Maamulka Islaamiga ee Wilaayada Galgaduud ayaa a soo bandhigay labo askari oo towbadkeenayaal ah oo ka soo goostay safka Dowladda Fedraalka., Iyadoona askarta ay ka warbixiyeen sababihii ka dambeeyey in ay ka soo baxaan safka murtadiinta.
Askartan ayaa xirnaa dareeskooda iyo hubkii ay kala soo goosteen dowlada federaalka,  waxaana ay shaaciyeen in ay ka towbadkeeneen falkii gaalnimo ee ay ku jireen.

 

img_8749-copyimg_8759-copyimg_8763-copyimg_8766-copyimg_8771-copyimg_8776-copy

Leave a comment

Your email address will not be published.


*