Sheekh Cali dheere oo ka hadlay Dagaalkii Kulbiyow. (Dhageyso).

img_a890a3-9ba79a-f7350a-132363-8d6bf1-a2c8a6Sheekh Cali Maxamuud Raage ayaa fariin adag u diray dowlada Nasaarada Kenya isagoona xusay hadii aysan dowlada Nasaarada Kenya ciidamadeeda kala bixin dalka Somaliya in mar walba fariin adag loogu diri doona dhiiga askarta Kenyaatiga ah ee ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ku xasuuqayaan gudaha dalka Somalia.
Afhayeenka ayaa hambalyo iyo duca gaar ah u diray Katiibada Al-shahiid Saalax Nabhaan oo ah katiibada fulisay camaliyadda Kulbiyow ee lagu dilay inka badan 67 askari Kenyaati ah.

Halkan Ka Dhageyso Kalimada Sheekh Cali Dheere.

Leave a comment

Your email address will not be published.


*