Dhageyso: Abwaan Taakow oo Gabay ka Tiriyay Weerarkii Kulbiyow.

micWaxaa isa soo taraya dadka ka hadlaya ee aragtidooda ka dhiibanaya weerarkii jimcihii lasoo dhaafay xarakada Alshabaab ku qaaday xero ciidamada Kenya ay ku leeyihiin deegaanka Kulbiyoow ee jubada Hoose.
Weerarkaasi oo qasaaro xoogan dhaliyay waxaa ku dhintay in ka badan 60 askari.
Dowladda Kenya ayaa ka gaabsanaysa inay faafaahiso qasaaraha ay la kulmeen Ciidamadooda.
Abwaan Taakow Macalim Ciise oo kamid ah abwaanada ku sugan wilaayaadka Soomaaliya ayaa gabay Cusub oo loogu magac daray Dhaqan Cibaadaa ka tiriyay weerarkii Kulbiyow.
Dhageyso Gabayga Abwaan Taakow ee dhaqan cibaadaa.