Dhageyso Abwaan Cabdullaahi Dheere Oo Gabay Ka Tiriyay Dagaalkii Kulbiyow.

Microphones-300x300Iyadoo dhawaan deegaanka Kulbiyow ee gobalka Jubbada Hoose uu ka dhacay weerar culus oo lagu xasuuqay Nasaarada Kenya waxaa isasoo taraya bogaadinta ku aadan weerarkaasi.
Abwana Cabdullaahi Dheere oo ka mid ah abwaanada Soomaaliyeed kuwooda ku dhaqan bartamaha dalka Somaliya gaar ahaan gobalka Galgaduud ayaa tiriyay gabay uu kaga hadlayo weerarkaasi lagu xasuuqay Nasaarada Kenya iyo guusha Allaah SW uu siiyay Muslimiinta.
Halkan Ka Dhageyso Gabayga Abwaan C/llaahi Dheere.

Leave a comment

Your email address will not be published.


*