Wilaayada Baay&Bakool oo soo bandhigtay Ciidamado cusub. (Sawirro)

xisbo-buulofulay2-640x416Munaasabad heer sare ah ayaa ka dhacday degmada Buulofuley ee gobolka Bay, munaasabaddaasi oo lagu soo bandhigay ciidamo gaar ah oo ka tirsan Xisbada, kuwaasi oo si gaar ah loosoo tabobaray oo loogu talogalay inay dadka wanaaga faraan xumahana ka reebaan.
Ciidamo kuwani oo kale ah ayaa hore loogu soo bandhigay wilaayooyinka Jubbooyinka iyo Shabeelaha Hoose, waxana howshooda ka mid ah in ay suuqyada ay dabagal ku sameeyaan si loo ilaaliyo bayca saxda ah.
Halkan Ka Dhageyso Warbixinta idaacadda Andalus.
Hoos Ka Daawo Sawirrada.Xisbo buulofulay1Xisbo buulofulay2Xisbo buulofulay3Xisbo buulofulay4Xisbo buulofulay5Xisbo buulofulay6

 

Leave a comment

Your email address will not be published.


*