Jamciyadda Al-ixsaan Oo Howla Indha Fiiqis Ah Ka Sameysay Bartamaha Soomaaliya. (Sawirro)

ixsan-indho-fiiqis-640x427Jamciyadda Al-ixsaan Al-kheyriyah ayaa saacadihii lasoo dhaafay waxey howla indho fiiqis ah ka sameysay qeybo ka mid ah bartamaha dalka Somaliya gaar ahaan gobalka  Galgaduud.
Dhaqaatiir ka socotay Jamciyadda Al-ixsaan ayaa indhaha u fiiqay dad aad u fara badan oo isugu jira rag iyo haween kuwaasi oo ka kala yimid degmooyinka iyo deegaanada gobalka Galgaduud.
Howlaha indha fiiqista waxey si gaar ah kaga dhaceen isbitaalada guud ee degmooyinka Galhareeri iyo Galcad oo ka wada tirsan gobalka Galgaduud’dadka indhaha loo fiiqay waxaa u badan Waayeelo sanado badan araga la’aay.
Halkan Ka Dhageyso Dadka Indhaha Loo Fiiqay.
Halkan Hoose Ka Daawo Sawirada Indha Fiiqista Jamciyadda Al-ixsaan Al-kheyriyah.

Ixsan Indho FiiqisIxasan1Ixsan3Ixsan4Ixsan5Ixsan6Ixsan7Ixsan8Ixsan9Ixsan10Ixsan2