WARARKA

Diiradda Jimcha: Muxuu Farmaajo Ka Badali Karaa Daciifnimada DF?

Diiradda-300x187Barnaamijka Diiradda jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale ka baxa war baahinta islaamiga ah ee AL-FURQAAN ayaa waxaa maanta lagu lafa guray waxa uu madaxweynaha cusub ka badali karo daciifnimada DF iyo arimo kale oo muhim ah.
Barnaamijka waxaa marti ku ahaa Aqoonyahano iyo indheer garad Soomaaliyeed.
Halkan ka dhagayso Barnaamijka Diiradda Jimcaha 10-02-2017

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*