Daawo Sawirro : Wilaayada Jubbooyinka oo soo bandhigtay Ciidamo Cusub.

bandhigga-jilib5-640x480Wilaayada Jubbooyinka ayaa shalay fagaaraha Shahiid Bi’idnillaah Cumar Dheere oo ku yaala gudaha magaalada Jilib waxay kusoo bandhigeen ciidamo cusub oo loo dhisay wilaayada jubbooyinka, kuwaasi oo lagu magacaabo ciidanka wanaag farista iyo xumaan reebista.
Bandhigga ciidamada noocan ah ayaa bilihii u dambeeyay si dardar leh uga socday dhammaan wilaayaadka, iyadoo dib u habayn wayn lagu sameynayo ciidamadii xisbada ahaa ee hore u jiray.
Daawo Sawirrada.
bandhigga jilib1bandhigga jilib2bandhigga jilib3bandhigga jilib4bandhigga jilib5bandhigga jilib6bandhigga jilib7bandhigga jilib8bandhigga jilib12bandhigga jilib11bandhigga jilib10bandhigga jilib9bandhigga jilib13bandhigga jilib17bandhigga jilib16bandhigga jilib15bandhigga jilib14bandhigga jilib18bandhigga jilib22bandhigga jilib21bandhigga jilib20bandhigga jilib19

Leave a comment

Your email address will not be published.


*