WARARKA

Ciidamada Xabashida oo ka baxay degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud.

celburWararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud wuxuu sheegayaa in ciidamada Itoobiya ay ka baxeen gebi ahaanba magaalada Ceelbuur ee wilaayada Islaamiga ee Jubbooyinka.
CIidamada Itoobiya oo wata gawaarida dagaalka ayaa ka cararay magaalada Ceelbuur, waxaana magaalada gudaha u galay ciidamo katirsan Mujaahidiinta Al-Shabaab.
Dadka magaalada Ceelbuur ee saddex sano ka maqnaa magaaladooda ayaa haadda kusii qulqulaya magaalada Ceelbuur.
Wixii soo kordha waan soo gudbin doonnaa Inshaa Allaah.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*