Daawo Sawirada Magaalada Ceelbuur Ee Gobalka Galgaduud Qeybta 1-aad.

ceel-buurSaddex maalin ka hor waxaa si toos ah u xurowday magaaalda Ceelbuur oo ka tirsan gobalka Galgaduud taasi oo muddo saddex sano ah duulaan ay ku joogeen ciidamada Kufaarta Xabashida Itoobiya.
Askarta Itoobiya ayaa saddex-dii sano ee duulaanka ay ku joogeen magaalada Ceelbuur waxey magaalada u geysteen burbur xoogan sida Masaajiddii magaalada’Guryihii magaalada iyo Suuqii Weynaa ee magaalada Ceelbuur.
Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa Sawiro hor dhac ah oo laga soo qaaday magaalada kuwaasi oo muujinayo burburka Xabashida Itoobiya u geysatay magaalada.
Goordhaw NagaHalkan Hoose Ka Daawo Sawirada Magaalada Ceelbuur.

Goordhaw Naga Filo Sawiro Kale Oo Dheeraad Ah Oo Laga Soo Qaaday Magaalada.

Leave a comment

Your email address will not be published.


*