Sawirro+Video : Nin Madow ah oo toogasho ka geystay dalka Mareykanka.

851acf8c-fc79-4b31-a7d8-78d0e06bc25aNin Madow ah ayaa Seddax qof oo Cadaan ah ku dilay Gobolka California ee dalka Mareykanka.
Ninkanka oo Asal ahaan kasoo jeeda Waddamada Qaaradda Afrika ayaa toogtay Seddax qof oo ku sugnaa goob ay dad badan ku sugnaayeen, isagoona sheegay in sababta uu u dilay ay tahay “Sinji naceyb”.
Maalmo ka hor ayaa sidan oo kale Nin Madow ah waxa uu toogasho ka geystay Gobolka Ohio ee dalka Mareykanka, isagoona dilay oday 74 jir ah.



Leave a comment

Your email address will not be published.


*