SAWIRO, WARARKA

Sawirro : Dayactir lagu billaabay goobihii adeegga Bulshada ee degmada Ceelbuur.

cb1Barnaamijka Booqashada Andalus waa Barnaamij Todobaadle ah oo ka baxa Idaacada Islaamiga ah ee Andalus Maalinta Jimacaha’barnaamijka waxaa todobaad walbo lagu booqdaa Magaalo’degmada’deegaan ama goobta xilligaasi la isdhihi karo waa muhiim booqashadeeda.
Todobaadkan waxey Andalus barnaamijka markale ku booqatay magaalada Ceelbuur oo ku dhawaad Labaatan Maalmood ka hor ay isaga carareen ciidamdii Xabashida Itoobiya ee muddada Saddex-da sano ah duulaanka ku joogay magaaladaasi.
Andalus waxey booqashadaan xooga ku saartay kuna soo gudbisay dib usoo laabashada Bulshada magaalada iyo adeegyada bulshada ee durba laga hirgaliyay magaalada Ceelbuur.
Halkan Ka Dhageyso Barnaamijka Booqashada Andalus 24-07-1438 Hijri.
Halkan Hoose Ka Daawo Sawirada Dib Usoo Laabashada Adeegyada Bulshada Magaalada Ceelbuur.

5 Comments

  1. Ceelbuur cashiirada dagtiyo ciidamada diinta
    Cadceedii xoriyaday heleen oo cuayey roob kiiye
    Caduun iyo kobtii buur lehiyo ceelashoo doog tay
    Caws kiyo naquna soo boxoo coodku daaqaayo
    Caawgiyo kufrigu nooga baxay ciidanada hooyo
    Cayr iyo mareexaan haduu wada cabsoonaayo
    Cashiirada ansaarta Karinle iyo caaway dudublaa ah
    Cawaantiyo ibliis wada jiraa gaalka caawimiye
    Culumaa usuu iyo Takfiir hays caabiyeene
    Cilmigiyo shareecado cadaa cilal habaareene
    Cisho waa xakiim daahiyaa caalim haw codeeyeene
    Cishana waa safiih bay dheheencaalim saahidahe
    Cidii aan afkaartooda wadan hayska caayeene
    Ciyaal baadiyoo jaahilaa Ayman cuni jiirki
    Caydooda anigaa aqaan caaq madiidinahe
    Cagta dhiga ayaan dhihi huftadan ways cajabiyeene
    Ciljigiyo ridada kaafirkiyo culumo suugiisa
    Caamaa ibliis dufsaiyo cadawga diin too dhan
    Cishana gaarimaayaan ragay caaway durayaane
    Caziizow u kaalmee shabaab waa gob ciil qabaye
    Carab kana kagoo jaalhida caaayoo durayey
    Cabqarigaa Dawaahiriyahee diinta ku ciroobay
    Cayda nimanka taaranayayee cunayey jiir kiisa
    Carabada kagoo jaazadood waa ciqaab kulule

  2. Ceelbuur cashiirada dagtiyo ciidamada diinta
    Cadceedii xoriyaday heleen oo cuayey roob kiiye
    Caduun iyo kobtii buur lehiyo ceelashoo doog tay
    Caws kiyo naquna soo boxoo coodku daaqaayo
    Cadawgiyo kufrigu nooga baxay ciidanada hooyo
    Cayr iyo mareexaan haduu wada cabsoonaayo
    Cashiirada ansaarta Karinle iyo caaway dudublaa ah
    Cawaantiyo ibliis wada jiraa gaalka caawimiye
    Culumaa usuu iyo Takfiir hays caburiyeene
    Cilmigiyo shareecado cadaa cilal habaareene
    Cisho waa xakiim daahiyaa caalim haw codeeyeene
    Cishana waa safiih bay dheheen aan cad garanayne

  3. Ceelbuur cashiirada dagtiyo ciidamada diinta

    Caamada ibliis duufsadiyo cadawga diin too dhan
    Cishana gaarimaayaan ragay caaway durayaane
    Caziizow u kaalmee shabaab waa gob ciil qabaye
    Carab kana kagoo jaalhida caaayoo durayey
    Cabqarigaa Dawaahiriyahee diinta ku ciroobay
    Cayda nimanka taaranayayee cunayey jiir kiisa
    Carabada kagoo jaazadood waa ciqaab kulul

  4. Maansha allaaah

  5. asc walaalaha mudooyinkan dembe wax war ma aydan dhigin website kiine marka maxa idin helay ma cilad baa idin haysa

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*