MUUQAALO, WARARKA

Culimada ‘Somaliland’ oo War kasoo saaray Kaniisadda Hargeysa. [Video]

Kulan ay magaalada Hargeysa kuyeesheen qaar ka tirsan Culimada Soomaaliyeed ee ku nool gobollada Waqooyi ayaa Bayaan waxay soo saareen Kaniisadda Hargeysa laga furay.

Culimada ayaa kasoo horjeestay tallaabta ay Dowladda ku ogolaatay in dib loo furay Kaniisadda, iyagoona soo bandhigay waxa ay Shareecadu ka qabto in Kaniisad ay Gaaladu leeyihiin laga furo dhul ay dagan yihiin dad Muslimiin ah.

Isha Muuqaalka: Horncable

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*