WARARKA

Muqdisho : Shacab Gadooday oo la wareegay Gaari ay Amisom leeyihiin. [Video]

Dibadbax ay rabshado hareeyeen ayaa maalintii shalay ka dhacay qeybo ka tirsan magaalada Muqdiso ee dalka Soomaaliya.

Dhallinyarada ka shaqeysta Mootooyinka loo yaqaano ” Bajaajta” ayaa isugu soo baxay Waddada Makka Al-Mukarama, kuwaas oo ka cabanayay xirnaashaha qaar ka tirsan Waddooyinka magaalada Muqdisho.

Intii banaanbaxyadu socdeen, waxay dadweynu la wareegeen mid ka mid ah Gadiidka Ciidamada Amisom, kaas oo ay gacanta ku dhigeen xilli uu marayay Waddada makka Al-Mukarama.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*