SAWIRO, WARARKA

Sawirro : Difaacyadii Amisom ee Leego.

Ciidamada Uganda ee qeybta ka ah Shisheeyaha ku sugan dalka Soomaaliya ayaa maalmo ka hor ka guuray Saldhiggii ay ku lahaayeen deegaanka Leego ee Gobolka Shabeellaha hoose.

Wariyeyaal ka tirsan Idaacadda ku hadasha Afka Xarakada Alshabaab ee Al-Andalus ayaa tagay deegaankaasi, iyagoona Sawirro kasoo qaaday Xeridii ay ka guureen Ciidamada Uganda.

 

 

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*