SAWIRO, WARARKA

Nin Yahuudi ah oo Gaari jiirsiiyay Carruur Filastiiniyiin ah. (Sawirro)

Nin Yahuudi ah ayaa Xaafadda Salwaan ee magaalada Al-Qudus Gaari ku jiirsiiyay Afar Caruur ah oo Filastiiniyiin ah, isagoona dhaawac halis u ah u geystay qaar ka tirsan Caruurtaasi.

Ninka Weerarkaas geystay ayaa markii dambe goobta ka baxsaday, isagoona ka cararay gaarigii uu watay sida ay ku warrameen Booliiska Yahuudda.




Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*