Author: admin

Al-Shabaab oo Ka Hadlay Duqeyntii Ballidoogle Iyo Isbadalka Dagaal Ee Ay Ku Dhawaaqeen. (Dhageyso)
Wararka Gudaha

Al-Shabaab oo Ka Hadlay Duqeyntii Ballidoogle Iyo Isbadalka Dagaal Ee Ay Ku Dhawaaqeen. (Dhageyso)

Taliska ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa war kasoo saaray weerarkii duqeynta ahaa ee ay Jimcihii lasoo dhaafay ku qaadeen ciidamada Mareykanka ee heysta Garoonka Ballidoogle ee gobolka Shabeelaha Hoose. Sheekh Cabdicasiis Abuu Muscab Afhaheeynka ciidamada Al-Shabaab ayaa sheegay in duqeynta ay ku dileen taliyihii ciidamada caddaanka ee Ballidoogle iyo labo […]

Faafaahin laga helayo duqeymo khasaare dhaliyay oo lagu garaacay Saldhiga Balli-doogle.
Wararka Gudaha

Faafaahin laga helayo duqeymo khasaare dhaliyay oo lagu garaacay Saldhiga Balli-doogle.

Guutooyinka madaafiicda ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa maanta waxay duqeymo xoogan ku garaaceen saldhiga garoonka Balli-doogle, halkaas oo ah saldhiga ugu weyn ee ciidamada Maraykanka ku leeyihiin dalka Soomaaliya. Madaafiicda lagu garaacay saldhiga oo dhamaantooda gudaha u galay halkii la beegsanayay ayaa geystay khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh oo gaaray […]