Author: admin

Gudoomiye Qarax ka bad baaday iyo askar la dilay hubna laga qaatay.
Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Gudaha

Gudoomiye Qarax ka bad baaday iyo askar la dilay hubna laga qaatay.

Laba askeri oo ka tirsanaa Ciidamada Sirdoonka Dowladda Federalaaka ah ayaa Maanta ayaa lagu dilay Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho. Ciidamo ka tirsan Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa toogtay xubnahaan sirdoonka ka tirsanaa waxaanay ka qaateen laba bastooladood oo ay wateen. Geesta kale Isla Magaalada Muqdisho Maanta waxaa qarax lagula beegsaday […]