Author: admin

Askari Ka Tirsan DF oo Degmada Yaaqshiid Lagu Dilay.
Uncategorized

Askari Ka Tirsan DF oo Degmada Yaaqshiid Lagu Dilay.

Askari ka tirsan ciidamada DF ayaa lagu dilay isgoyska Fagax ee degmada Yaaqshiid isagoo ku jira hawl maalmeedkiisii caadiga ahaa, waxaana ay dad goob joogayaal ah sheegeen in rag hubeysan ay ku dhufteen dhowr xabadood. Markii uu dilku dhacay ayaa waxaa goobta isaga cararay dadkii shacabka ahaa oo ka cabsi […]

Dagaal Ka Dhacay Buulomareer.
Wararka Gudaha

Dagaal Ka Dhacay Buulomareer.

Ciidamada Xarakada Al-Shabaab ayaa habeenkii xalay weeraray weerar ku qaaday saldhigga ay askarta shisheeye ee Amisom ku leeyihiin magaalada Buulomareer ee gobolka Shabeelaha hoose. Dagaalka oo ahaa mid culus ayaan illaa iyo hadda la ogeyn inta uu gaarsiisan yahay khasaaraha ka dhashay, waxaana dadka degaanka ay sheegayaan in ay maqlayeen […]

Col. Cabdullaahi Yare Oo Lagu Dilay Qarax Ka Dhacay Muqdisho.
Wararka Gudaha

Col. Cabdullaahi Yare Oo Lagu Dilay Qarax Ka Dhacay Muqdisho.

Abaaro tobankii barqanimo ee maanta waxaa degmada Hodan ee magaalada Muqdisho lagu weeraray saraakiil ka tirsan dowladda federalka ah oo gaari saarnaa. Saraakiishan oo ka tirsan kuwa milatariga ayaa waxaa waxaa qarax culus lagula beegsaday Tarabuunka, waxaana inta la hubo weerarkan ku dhintay hal sarkaal oo la oran jiray Korneyl […]

Gaari Dagaal oo Xabashida Looga Gubay Gobolka Bay.
Wararka Gudaha

Gaari Dagaal oo Xabashida Looga Gubay Gobolka Bay.

Wararka ka imaanaya gobolka Bay ayaa waxay sheegayaan in gaari dagaal oo qeyb ka ahaa kolonyo ciidamada Xabashida ah iyo askartii saarnayd la gubay kadib markii lala beegsaday qarax aad u culus. Kolonyadan ayaa waxaa lagu beegsaday degmada Bardaale ee gobolka Bay¬† xilli ay socdaal ku jireen, waxaana la xaqiijiyay […]

Dhageyso Farmaajo oo Heshiis Ay Colaadi Daba Taallo Dhex Dhigay Cadaado Iyo Dhuusomareeb.
Wararka Gudaha

Dhageyso Farmaajo oo Heshiis Ay Colaadi Daba Taallo Dhex Dhigay Cadaado Iyo Dhuusomareeb.

Madaxweynaha dowladda federalka ah Maxamad Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay inuu heshiis dhex dhigay magaalooyinka Dhuusomreeb iyo Cadaado oo ay siyaasiyiintoodu ku loolamayeen halka caasimadda laga dhigayo iyo arrimo kale oo maamulka la xiriira. Farmaajo ayaa ugu dambeyntii magaalada Cadaado ka dheegay in uu soo go’aamiyay iney Cadaado noqoto xarunta Baarlamaanka, […]