Author: admin

Koloneyl Maxamad Xassan oo Lagu Dilay Muqdisho.
Wararka Gudaha

Koloneyl Maxamad Xassan oo Lagu Dilay Muqdisho.

Sarkaal ka tirsan ciidanka Milatariga ee dowladda federalka ah ayaa habeenkii xalay lagu dilay degmada Waabari ee magaalada Muqdisho. Sarkaalkan oo lagu magacaabi jiray Maxamad Xassan ayaa waxaa dilkiisa ka dambeeyay sida la sheegay rag hubeysan kuwaasoo markii ay hawl galkooda dhammeysteen si nabad galyo ah halkaasi uga dhaqaaqay. Meydkiisa […]

Al-Shabaab oo Weeraray Askarta Amisom Ee Ku Sugan Qoryooley.
Wararka Gudaha

Al-Shabaab oo Weeraray Askarta Amisom Ee Ku Sugan Qoryooley.

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa weerar ku qaaday fariisin ay duleedka degmada Qoryooley ku leeyihiin ciidamada shisheeye ee Amisom. Wararka naga soo gaaraya Qoryooley ayaa ku waramaya in weerarku uu dhacay saaka salaadii subax kadib iyadoo magaalada iyo daafaheeda si aad ah looga maqlayay hubka la isku adeegsanayay. Illaa iyo […]

DHAN KASTA MAXAAN DHIMAN UGA NOQONAY? Qore: Warfaa Kheyrdoon.
Maqaallo

DHAN KASTA MAXAAN DHIMAN UGA NOQONAY? Qore: Warfaa Kheyrdoon.

Maqaalkan kooban waxaan ugu tala galay inaan ku eego arrin muhim ah oo in la baraarujiyo mudan kadibna ay tahay inuu qof walba daawo u helo arrimaha aan kusoo bandhigi doono gunta qormadaydan. Annagu waxaan nahay ummad jirta oo muslim ah islamarkaana lagu magacaabo Soomaali, waxaanu leenahay taariikh soo jireen […]