Author: admin

Al-Shabaab oo La Wareegay Degmo Ka Tirsan Kenya.
Wararka Gudaha

Al-Shabaab oo La Wareegay Degmo Ka Tirsan Kenya.

Wararka ka imaanaya degmada Ijaara oo kamid ah Kenya ayaa sheega in ciidamada Xarakada Al-Shabaab ay habeenkii xalay ay halkaasi ka geysteen khasaarooyin culus kadib markii ay la wareegeen gacan ku heynteeda iyo xarumaha muhimka ah ee dowladda. Askartii dowladda Kenya ee joogay degmada ayaa cagaha wax ka dayay markii […]

Villa Soomaaliya oo Weerartay Guriga Cabdi Qeybdiid.
Wararka Gudaha

Villa Soomaaliya oo Weerartay Guriga Cabdi Qeybdiid.

Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda federalka ah ee Soomaaliya ayaa weerar ku qaaday maanta guriga Cabdi Qeybdiid oo kamid ah xildhibaanada aqalka sare ee Baarlamaanka. Askarta weerartay Qeybdiid oo laga soo amray madaxtooyada ayaa ah kuwa sida gaar ah u waardiyeeya xeyndaabka Villa Soomaaliya kuwaasoo sida aanu xogta ku helnay […]

C/raxmaan C/Shakuur oo Qortay Boqol Malleyshiyo Ah.
Wararka Gudaha

C/raxmaan C/Shakuur oo Qortay Boqol Malleyshiyo Ah.

C/raxmaan C/shakuur oo kamid ah xubnaha ugu cadcad siyaasiyiihinta iyo axsaabta ku kacsan dowladda federalka ah ayaa qortay boqol malleyshiyo ah si ay uga waardiyeeyaan ciidamada dowladda. Askartan ayaa waxaa u keenay odayaal dhaqameedyadii markii isaga la xiray u ol’oleynayay sii deysmadiisa, waxaana illaa iyo hadda aan la ogeyn halka […]

Image processed by CodeCarvings Piczard ### FREE Community Edition ### on 2015-02-14 20:52:27Z |  | ÿ-.8ÿ'(2ÿ$%/ÿD³º*
Wararka Dibadda

Dibad Baxyo Waaweyn Iyo Rabshado Ka Bilowday Iiraan.

Shacabka dalka Iiraan ayaa sanado kadib wuxuu billaabay banaan baxyo waaweyn oo uu uga soo horjeedo siyaasadda maamulka dalka Iiraan ka dhisan. Maalintii shalay oo Jimco ahayd waxaa magaalooyin farabadan oo katirsan wadanka Iiraan ka dhacay bananabaxyo ballaaran kuwaas oo ay dhigayaan qeybaha kala duwan ee bulshada, waxaana dadku ay […]

Daawo Sawirro Munaasabad Ka Dhacday Ceelbuur: Dufcadii Labaad Oo Ka Qalin-jibisay Machadka Qurdubah.
Wararka Gudaha

Daawo Sawirro Munaasabad Ka Dhacday Ceelbuur: Dufcadii Labaad Oo Ka Qalin-jibisay Machadka Qurdubah.

Munaasabad Ballaaran ayaa ka dhacday xarunta dhexe ee Machadka Qurdubah oo ku taala degmada Ceelbuur ee gobalka Galgaduud taasi oo ay kasoo qeyb galeen maamulka,macalimiinta,ardayda machadka iyo marti sharaf kale. Munaasabadaan ayaa lagu sagootinayay Dufacadii Labaad oo ka qalinjibisay Machadka Qurdubah oo ah machad ay aas-aaseen dhalinyaro isu tagtay oo […]