Author: admin

Gudoomye Ku Xigeenka Heliwaa oo Ka Badbaaday Qarax Weyn.
Wararka Gudaha

Gudoomye Ku Xigeenka Heliwaa oo Ka Badbaaday Qarax Weyn.

Gudoomiye ku xigeenka degmada Heliwaa ee gobolka Banaadir ayaa maanta ka badbaaday fal isku day dil ah oo la doonayay in lagu khaarajiyo. Xilli uu marayay nawaaxiga Shineemo Cabdiwaayeel ayaa waxaa gaarigiisa lala bar tilmaameedsaday qarax weyn oo jugtiisa laga maqlay meelo badan waxaana wararkii ugu dambeeyay ay haatan sheegayaan […]

Shir Weyn oo Ay Yeesheen Beesha Abgaal Cismaan Iyo Xarakada Al-Shabaab (Suurad Iyo Sowt)
Kaydka Sawirada Wararka Gudaha

Shir Weyn oo Ay Yeesheen Beesha Abgaal Cismaan Iyo Xarakada Al-Shabaab (Suurad Iyo Sowt)

Shir Ballaaran oo ay ka qeyb galeen mas’uuliyiin katirsan Xarakada Shabaabul Mujaahidiin iyo waxgaradka iyo odayaasha dhaqanka beesha Abgaal ayaa lagusoo gaba gabeeyay degmada Aadan Yabaal ee gobolka Sh/dhexe. Kulanka oo ay soo agaasintay Xarakada Al Shabaab ayaa diiradda lagu saarayay kaalinta Beesha Abgaal Cusmaan ay ku leedahay halganka ka […]

Madaxweynaha Ereteria Oo Socdaal Ku Jooga Wadanka Masar iyo Xiisado Udhaxeeya Dowladaha Geeska Afrika.
Wararka Dibadda

Madaxweynaha Ereteria Oo Socdaal Ku Jooga Wadanka Masar iyo Xiisado Udhaxeeya Dowladaha Geeska Afrika.

Wakaaladda Wararka Sharqal Awsat ee ku dhow xukuumadda Masar iyo Telefeshinka Rasmiga ah ee wadankaas ayaa faafiyay muuqaalka Cabdi Fataax Alsiisi oo madaxweynaha Ereteria kusoo dhoweynaya magaalada caasimadda ah ee Al Qaahira. Booqasho kedis ah ayuu Hoggaamiyaha Ereteria ku joogaa  wadanka Masar halkaas oo kulamo lagu sheegay xasaasi kula yeelanayaan […]

Al-Shabaab oo Gubay Shirkadda Safaricom Ee Wajeer.
Wararka Gudaha

Al-Shabaab oo Gubay Shirkadda Safaricom Ee Wajeer.

Askar ka tirsan ciidamada Xarakada Al-Shabaab ayaa weerar ka geystay Wajeer oo kamid ah dhulka Soomaalida ee la heysto iyagoo beegsaday xarumaha dowladda Kenya ee halkaasi ku yaalla. Wararka horudhaca ah ayaa sheegaya in si gaar ah loo beegsaday degaanka ay Kenyaatigu ula bexeen Katulu halkaas oo lagu gubay shirkadda […]