Author: admin

Daawo Sawirro: Mareykanka oo Duqeyn Ku Burburiyay Gaari Khudaar Kasoo Daabulayay deegaanka Mubaarak Ee Gobolka Sh/Hoose.
Wararka Gudaha

Daawo Sawirro: Mareykanka oo Duqeyn Ku Burburiyay Gaari Khudaar Kasoo Daabulayay deegaanka Mubaarak Ee Gobolka Sh/Hoose.

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya duqeyn ay diyaarad dagaal oo dowladda Mareykanka leedahay ay xalay ka geysteen deegaan katirsan gobolka Sh/hoose ee dhaca Koonfurta Somaaliya. Xalay Saqdii dhexe ayay diyaarad Drone ah waxay gantaal ku dhufatay gaari dad shacab ah leeyihiin oo xilligaas khudaar kasoo daabulay dhul beereedka ku […]

Askar Ka Tirsan Ciidanka Koofur Galbeed oo La Dilay.
Wararka Gudaha

Askar Ka Tirsan Ciidanka Koofur Galbeed oo La Dilay.

Askar ka tirsan ciidamada maamulka koofur galbeed ayaa maanta lagu dilay weeraro ka dhacay gobolada Bay iyo Bakool, kadib markii dhabbaha loo galay iyagoo socod ku jiray. Sida aan wararka ku heleyno ciidamo ka tirsan milatariga Al-Shabaab ayaa rasaas ooda uga qaaday ciidamo koofur galbeed ah oo marayay wadada isku […]

Kenya oo Lagu Eedeeyay Iney Xadgudubyo Daran Ka Geysato Gaarisa.
Wararka Gudaha

Kenya oo Lagu Eedeeyay Iney Xadgudubyo Daran Ka Geysato Gaarisa.

Kooxaha difaacayaasha xuquuqda aadanaha ee magaalada Gaarisa ayaa ku eedeeyay xukuumadda Kenya in ay adeegsanayso awood xad-dhaaf ah oo ay ku xadgubayso xuquuqda aadanaha. Kooda  xuquuqda aadanaha ee Gaarisa iyo mas’uuliyiin ka tirsan guddiga qaran ee Xuquuqda Aadanaha Kenya (KNCHR) ayaa Axaddii sheegay in labadii sano ee la soo dhaafay […]

UNICEF oo Ka Digtay In Caruurtu Isticmaasho Internetka.
Wararka Dibadda

UNICEF oo Ka Digtay In Caruurtu Isticmaasho Internetka.

Hay’ada dhalaanka aduunka UNICEF ayaa ugu baaqday shirkadaha dhanka Tiknoolajiyada in ay qaadaan tallaabooyiin dheeraad ah oo da’yarta loga ilaalinayo waxyeelada Internetka. Hay’adda UNICEF ayaa sheegtay in maalin waliba in ka badan 170,000 oo Carruur ah ay markii ugu horeysay isticmaalaan internetka. Warbixinta ayaa lagu sheegay in ay sare u […]

Aqriso Bayaanka Hoggaanka Guud Ee Mujaahidiinta Alshabaab ay kasoo saareen Qudus.
Wararka Gudaha

Aqriso Bayaanka Hoggaanka Guud Ee Mujaahidiinta Alshabaab ay kasoo saareen Qudus.

Bayaankan oo uu ku saxiinaa hogaanka sare ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa cinwaan looga dhigay “Kulanku waa Beytul Maqdas” wuxuuna gudbinayey mowqfika Xarakat Al-Shabaabul Mujaahidiin ee ku aadan go’aankii ka soo yeeray dowlada saliibiyada Mareykanka ay magaalada Al-Qudus ugu aqoonsatay caasimadda maamulka Yahuudda. Wuxuu ahaa bayaan ka kooban ilaa saddex […]

Dib U Faafin: Ballanqaadkii Lagu Boobay Baytul Maqdas Ee Balfoor.(Barnaamij Gaar ah)
Wararka Gudaha

Dib U Faafin: Ballanqaadkii Lagu Boobay Baytul Maqdas Ee Balfoor.(Barnaamij Gaar ah)

Idaacadda Islaamiga ee Al-Furqaan waxay barnaamij gaar ah ka diyaarisay sida lagu boobay dhulka Muslimiinta ee Filastiin ee uu kamid yahay masjidka barakeysan ee Al-Aqsaa. Wuxuu Barnaamijku kasoo bilaabanayaa ballanqaadkii wasiirkii arimaha dibadda ee Ingiriiska Arthor Balfoor ee ahaa in Yahuuda uu siinayo dhul ay degaan islamarkaana dowlad ka dhistaan. […]