Author: admin

DAAWO: Dibax Baxyo Lagu Garab Istaagayo Qudud oo Ka Dhacaya Caalamka Islaamka.
Wararka Gudaha

DAAWO: Dibax Baxyo Lagu Garab Istaagayo Qudud oo Ka Dhacaya Caalamka Islaamka.

Dadka muslimiinta ah ayaa waxay muujiyeen sida ay uga careysan yihiin go’aankii cadaw-tooyo ee uu madaxweynaha Mareykanka ku aqoonsaday in magaalada Bakarakaysan ee Qudus ay tahay caasimadda Yahuuda. Malaayiin muslimiin ay ayaa isugu soo baxay wadamada Tuunis, Suuriya, Masar. Ciraaq, Al-jazaa’ir, Indoniisiya. Turkiya, Bakistaan, Afganistaan, Jarmal iyo dalal kale.   […]

Sawirro: Maleeshiyaadka Xuuthiyiinta Oo Dilay Cali Cabdalla Saalix Madaxweynihii Hore Ee Yemen.
Wararka Dibadda Wararka Gudaha

Sawirro: Maleeshiyaadka Xuuthiyiinta Oo Dilay Cali Cabdalla Saalix Madaxweynihii Hore Ee Yemen.

Dagaallo culus ayaa wali ka socda qeybo badan oo katirsan wadanka Yemen dagaalladaas oo u dhaxeeya maleeshiyaad xulufo ku ahaa dagaalka ka dhanka ah xulufada Sacuudiga. Wararka ka imaanaya Yemen ayaa sheegaya in maleeshiyaadka shiicada Xuuthiyiinta ay la wareegeen dhismayaal muhiim ah oo kuyaal bartamaha magaalada. Wariyaal ayaa soo sheegay […]

[Warbixin Murugo Badan]: Imaaraatka oo Barakicin ku haya Qowmiyadda Canfarta ee Ereteriya, Waa fariin ku socota Shacabka Soomaaliyeed .
Kaydka Sawirada Wararka Dibadda Wararka Gudaha

[Warbixin Murugo Badan]: Imaaraatka oo Barakicin ku haya Qowmiyadda Canfarta ee Ereteriya, Waa fariin ku socota Shacabka Soomaaliyeed .

Ereteriya waa dal dhaca geeska Africa, waxaana caasimad u ah magaalada Asmara, inta ugu badan dadka wadankan oo lagu qiyaaso 4 milyan oo ruux waxay ku hadlaan luuqadda Carabiga, asal ahaan dalkuna waa dal Islaam, inkastoo sanadihii tagay lagu beeray kirishtaan badan, qiyaastii Musliminta waxaa lagu sheegaa  40% dadka guud […]

Al Shabaab Oo Weerar Gaari Lagu Gubay Ku Qaaday Ciidamo Ku Socdaalayay Duleedka Degmada Jowhar.
Maxaa Cusub Wararka Gudaha

Al Shabaab Oo Weerar Gaari Lagu Gubay Ku Qaaday Ciidamo Ku Socdaalayay Duleedka Degmada Jowhar.

Khasaara lixaad leh ayaa ciidamo katirsan dowladda Federaalka kasoo gaaray dagaal culus oo ka dhacay wadada xiriirisa magaalooyinka Jowhar iyo Sh/dhexe. Wararka ka imaanaya Sh/dhexe ayaa sheegaya in ciidamo katirsan Xarakada Al Shabaab ay wadada ugaleen kolonyo gaadiid ah oo ka amba baxay magaalada Jowhar kunasii jeeday dhanka magaalada Muqdisho, […]