Author: admin

Laba Gaari oo Ciidamada Shisheeye Looga Gubay Dagaal Ka Dhacay Sh/hoose.
Aflaam Maqaallo Maxaa Cusub Wararka Gudaha

Laba Gaari oo Ciidamada Shisheeye Looga Gubay Dagaal Ka Dhacay Sh/hoose.

Dagaalyahanno hubeysan oo ka tirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab iyo ciidamada Amisom ayaa duhurnimadii maanta isku fara saaray inta u dhacaysa magaalada Marko iyo degaanka Nambar 60 ee gobolka Shabeelaha hoose. Sida ay inoo xaqiijiyeen ilo wareedyo lagu kalsoon yahay, dirirta ayaa timid kadib markii askarta Al-Shabaab ay dhabbaha u galeen […]

Dhageyso Diirada Jimcaha oo Lagu soo Qaatay Qodob Muhiim.
Wararka Gudaha

Dhageyso Diirada Jimcaha oo Lagu soo Qaatay Qodob Muhiim.

Barnaamijka Diirada jimcaha waxaa Maanta Lagu soo qaatay Mowduuc ku saabsan sida loo hormarin karo wax soo saarka beeraha Soomaaliya. Waxaa ka qeybgalay Aqoonyahanno iyo odayaal dhaqan oo ay kamid yihiin Cabdullaahi Maxamed oo Jooga Maraykanka,Nabad doon Maxamed Jimcaale Khayre,Nabad doon Cabdullaahi Ansaari,Maxamuud Maxamed Macalim. Halkan Kala degĀ  Diirada Jimcaha […]

Dhageyso Barnaamijka Booqashada Andalus.
Wararka Dibadda Wararka Gudaha

Dhageyso Barnaamijka Booqashada Andalus.

Barnaamijka Booqashada Andalus waa Barnaamij Todobaadle ah oo ka baxa Idaacada Islaamiga ah ee Andalus Maalinta Jimacaha,barnaamijka waxaa todobaad walbo lagu booqdaa Magaalada ama degmada ama deegaanka ama goobta xilligaasi la isdhihi karo waa muhiim booqashadeeda. Todobaadkan Andalus waxey barnaamijka Booqashada Andalus ku booqatay oo ay kusoo gudbisay Booqasho ay […]