Wararka ka imanaya Mareykanka ayaa sheegaya in ugu yaraan 26 Qof ay geeriyootay kaddib markii Nin hubeysan uu weerar ku qaaday kaniisad lagu magacaabo Sutherland ku taalla Gobolka Texas ee Dalkaasi. Greg Abbott, oo ah Guddoomiyaha gobolkaas ayaa sheegay in weerarkaasi lagu dilay dad badan kadib markii nin hubeysan uu […]
Author: admin
Mareykanka oo Sheegay In Maalin Walba Ay Dagaalka Kaga Baxdo 250 Milyan oo Dollar!
War-bixin kasoo baxday sirdoonka Mareykanka ee marka magacooda lasoo gaabiyo loo yaqaano CIA ayaa lagu soo bandhigay dhaqaalaha xukuumadda Washinton uga baxay dagaalka ay kaga jirto qaar badan oo kamid ah wadamada Islaamka, wixii ka dambeeyey weeraradii 11 Septembar. Hantida kaga baxday dagaalka illaa iyo hadda socda ayaa waxay gaareysaa 1.46 […]
Mareykanka oo Amar Degdeg Ah Siiyay Muwaadiniintiisa Ku Sugan Muqdisho.
Sabti, November, 03, 2017: Maraykanka ayaa soo saaray digniin cusub oo la xiriirta ammaanka goobaha ay magaalada Muqdisho ka joogaan muwaadiniintiisa. War kasoo baxay wasaaradda arimaha dibadda ee Maraykanka ayaa waxaa lagu amray muwaadiniinta Maraykanka iney sida ugu dhaqsiyaha badan uga baxaan Xamar. Maraykanku wuxuu sheegayaa inuu helay macluumaadyo xasaasi ah […]
Al-Shabaab oo Weeraray Bar Koontarool oo Ay DF Ku Leedahay Afgooye.
Ciidamo ka tirsan Xarakada Al-Shabaab ayaa duhurnimadii maanta weeraray bar koontarool oo ay DF ku ledahay degmada Afgooye, waxaana haatan la helayaa faahfaahin ku saabsan natiijada weerarka. Sida ay inoo xaqiijiyeen dad lagu kalsoon yahay, askarta Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa weeraray koontaroolka DF ee Buulo-foolyo halkaasoo lacago xad dhaaf ah […]
Askar Ka Tirsan Ciidanka Koofur Galbeed oo Lagu Dilay Weerar Jid Gal Ah.
Sabti, November, 03, 2017: Khasaare dhimasho ayaa ciidamada maamulka Koofur galbeed kasoo gaaray weerar jid gal ah oo ay kala kulmeen dagaalyahano hubeysan oo ka tirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab. Weerarka oo ka dhacay inta u dhaxaysa Xudur iyo Ceel-barde oo ka tirsan gobolka Bakool ayaa ilo wareedyo inoo xaqiijiyeen in […]
Salaad Cali Jeelle Muxuu 11 Sano U Deganaa Hotel?
jimco, November, 03, 2017: Mararka qaar anigu waan la yaabi jiray markaan maqlo Al-Shabaab ayaa weeraray hotel ku yaala jidka Maka Al-mukarama ama kuwa u dhow, waxaan is weydiin jiray su’aalo ay kamid yihiin: tolow maxaa weerarada ku kali yeelay hoteelaas? Maxay hoteeladan uga duwan yihiin kuwa ku yaala wadooyinka […]
Falanqeyn Ku Saabsan Shirkii Villa Soomaaliya Ee DF Iyo M/goboleedyada (Dhageyso)
Jimco, November, 03, 2017 Barnaamijka Diiraa Jimcaha waxaa maanta looga hadlay shirkii Madaxda Dowladda iyo Maamul gobaleedyada ku dhex maray Muqdisho. Waxaa ka qeybgalay Sheekh Cabdullaahi Maxamed iyo Ibnu Muflix. Halkan Ka Dhageyso Diirada Jimcaha 03 11 2017. Xigasho: radioalfurqaan.com
Askari Ka Tirsan Ciidamada DF oo Lagu Dilay Heliwaa.
Jimco, November, 03, 2017 rag hubeysan oo loo maleynayo iney ka tirsan yihiin Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa weerar gaadmo ah ku dilay askari ka tirsan ciidamada DF oo ka hawl galayay degmada Heliwaa ee magaalada Muqdisho. Ilo wareedyo ayaa inoo sheegay in markii askariga la toogtay kadib laga qaatay qorigii […]
Cinwaanka Twitter-ka Ee Donald Trump oo Hawada Laga Saaray.
Cinwaanka uu barta Twitter-ka ku leeyahay madaxweynaha wadanka Mareykanka Donald Trump ayaa la xaqiijiyay in hawada laga saaray shalay oo Khamiis ahayd sida ay xaqiijisay shirkada leh bartan xiriirka bulshada ah. Shaqaalaha xafiiska madaxweyne Trump ayaa sheegay in muddo kooban oo uu xirnaa cinwaankan kadib hawada lagu soo celiyay iyagoo timaamay in […]
Laba Gaari oo Ciidamada Shisheeye Looga Gubay Dagaal Ka Dhacay Sh/hoose.
Dagaalyahanno hubeysan oo ka tirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab iyo ciidamada Amisom ayaa duhurnimadii maanta isku fara saaray inta u dhacaysa magaalada Marko iyo degaanka Nambar 60 ee gobolka Shabeelaha hoose. Sida ay inoo xaqiijiyeen ilo wareedyo lagu kalsoon yahay, dirirta ayaa timid kadib markii askarta Al-Shabaab ay dhabbaha u galeen […]