Author: admin

Dagaal Caawa Ka Socda Baraawe.
Wararka Gudaha

Dagaal Caawa Ka Socda Baraawe.

Ciidamo ka tirsan Xarakada Al-Shabaab ayaa weeraray saldhigga ay ciidamada Amisom ku leeyihiin illinka laga galo magaalada Baraawe ee loo yaqaano Ambareeso. Dagaalkan oo la isku adeegsanayo ayaa kusoo aday xilli uu maanta ra’iisulwasaare Kheyrre booqday magaalada islamarkaana uu garoonka diyaaradaha macmalka ah kula kulmay duqeyn ka imanaysay Xarakada Al-Shabaab. […]

Maryama Qaasim oo Iska Casishay Wasaaraddii Ay Madaxda Ka Ahayd.
Wararka Gudaha

Maryama Qaasim oo Iska Casishay Wasaaraddii Ay Madaxda Ka Ahayd.

Drs Maryama Qaasim ayaa goor dhow iska jagadii ay ka heysay xukuumadda ra’iisulwasaare Kheyrre oo ahayd wasaaradda gargaarka iyo musiibooyinka Qaranka. Inkastoo aaney wali Maryan qaban shir jaraa’id ayaa waxay haddana arrintan u xaqiijisay qaar kamid ah warbaahinta maxalliga ah ee magaalada Muqdisho. Waxa ay ka gaabsatay iney faahfaahiso ujeedada […]

Mugabe oo La Xiray Iyo Milatariga oo La Wareegay Talada Zimbabwe.
Wararka Dibadda Wararka Gudaha

Mugabe oo La Xiray Iyo Milatariga oo La Wareegay Talada Zimbabwe.

Ciidanka Milatariga Dalka Zimbabwe ayaa gacanta ku dhigay talada dalkaas iyagoo xabsiga u taxaabay Madaxweynaha 93 jirka ah ee Roperto Mugabe. Mugabe ayaa todobaadkii hore shaqada ka ceyriyay ku xigeenkiisa Emmerson Mnangagwa kadibna waxaa bilowday is fahamwaa iyo qulqulatooyin siyaasadeed. Taliyaha Milatariga Zimbabwe ayaa waxaa uu sheegay in haddii aysan xiisadda dejin […]

Tallaabooyin Afgambi Iyo Qaraxyo Ka Bilowday Dalka Zambabwe.
Wararka Dibadda

Tallaabooyin Afgambi Iyo Qaraxyo Ka Bilowday Dalka Zambabwe.

Magaalada Haraari ee caasimadda wadanka Zambabwe waxaa ka dhacay aroornimadii hore ee saaka 3 Qarax oo waaweyn, kuwaas oo aan la ogeyn waxay yihiin, iyo goobaha ay ka dheceen. Wadooyinka magaalada waxaa lagu arkayaa ciidamada milliteriga oo aad u farabadan, kuwaas oo wata gawaarida dagaalka ee Taangiyadu ku jiraan, islamarkaana […]

Saraakiil Mareykan Ah oo Lagu Dilay Duleedka Muqdisho Iyo Al-Shabaab oo Mas’uuliyadda Sheegtay.
Wararka Gudaha

Saraakiil Mareykan Ah oo Lagu Dilay Duleedka Muqdisho Iyo Al-Shabaab oo Mas’uuliyadda Sheegtay.

Kolonyo gaadiid ah oo ay leeyihiin ciidamada shisheeye islamarkaana galbinayay saraakiil Mareykan ah ayaa duhurnimadii maanta lala beegsaday weerar naf hurnimo ah kaasoo sababay khasaarooyin isugu jira dhimasho, dhaawac iyo burbur gaadiid. “Walaalow waxaan arkayay gaari mar qura dhex galay kolonyada kadibna geystay qarax weyn oo aad u weyn durbadiina […]

Daawo Al-Kataa’ib oo Filim Kasoo Saartay Dagaalkii Buulo-gaduud Ee J/hoose.
Wararka Gudaha

Daawo Al-Kataa’ib oo Filim Kasoo Saartay Dagaalkii Buulo-gaduud Ee J/hoose.

Mu’asasada Al-kataa’ib oo ah garabka warbaahineed ee Xarakada Al-Shabaab ayaa baahisay VEDIO ay ka diyaarisay dagaalkii buulogaduud ka dhacay laba bilood ka hor, Filimkan oo loogu magac daray  واغلظ عليهم ayaa muuqaal guud ka bixinaya dagaalkii malxamadda ahaa ee Buula Guduud waxaana dagaalkaas lagu dilay ku dhawaad 30 Askari iyadoona ciidamada […]