Author: admin

Dhegeyso; Sheekh Fu’aad Maxamad Khalaf oo si qiira leh uga hadlay xad gudubka Nabi Muxamad (SWC) ka dhanka ah.
Kaydka Sawirada Uncategorized Wararka Gudaha

Dhegeyso; Sheekh Fu’aad Maxamad Khalaf oo si qiira leh uga hadlay xad gudubka Nabi Muxamad (SWC) ka dhanka ah.

Iyadoo Caalamul Islaami ay ka socdaan isu soo baxyo ka dhan ah Afglaadada Dowladda Faransiisku u geysatay Nabi Muxamad (SCW) ayaa waxaa xad gudubka faransiiska si qiiro leh uga hadlay Sheekh Fu’aad Maxamad Khalaf oo ka mid ah Culumada Diinta Islaamka. Waxa uu bogaadiyay weerarada ka dhan ah Faransiiska ee […]

Janaraal Odawaa oo sigtay iyo warar kale.
Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Gudaha

Janaraal Odawaa oo sigtay iyo warar kale.

Qaarka mid ah askarta Dowladda federaalka ah ayaa dhimasho iyo dhaawac qarax Maanta Gobalka Galgaduud lagula beegsaday Taliyaha Malateriga Federaalka Janaraal Odawaa Yuusuf Raage. Qaraxa ayaa ka dhacay inta u dhaxeysa magaalooyinka Dhuuso Marreeb Iyo Guriceel. Odawaa ayaa ka yimid dhanka Dhuuso Marreeb waxaanuu u jeeday dhanka Guriceel waxaana la […]

Weerarada Alshabaab o sii laba jibbaarmay iyo khasaare shisheeyaha la gaarsiiyay.
Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Gudaha

Weerarada Alshabaab o sii laba jibbaarmay iyo khasaare shisheeyaha la gaarsiiyay.

Ciidamada Xarakada Alshabaab ayaa xalay weeraro Saf balaaran ah ku qaaday Ciidamada Soomaalida ah ee shisheeyaha wada shaqeynta la leh waxayna ka kala dhaceen weeraradu Gobalada Shabeelaha hoose iyo Jubada hoose. Malateriga Alshababaab waxay beegsadeen Ciidamada Maamulka Jubbaland ee fariisinka ku leh Deegaanka Yoontooy ee duleedka Magaalada Kismaayo. Diryaanka hubka […]