Munaabasad Balaaran oo lagu furayay Masjid weyn ayaa ka dhacday Deegaanka Buur dhuxulle ee Gobalka Gobalka Bakool. Munaasabadda waxaa ka qayb glaay Culumaa u diin hogaamiyaal dhaqan iyo qaarka kale oo ka mid ah qaybaha kale ee Bulshada. Goobta waxaa laga sheegay in dhismaha Masidkaan ku baxday lacag boqolaal kun […]
Author: admin
Howlgalo sarkaal iyo askar lagu dilay oo duleedka muqdisho ka dhacay.
Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa Galabta Duleedka Muqdihso ku dishay Sarkaal ka tirsanaa Maamulka Gobalka Banaadir iyo Askar ka tirsanaa Dowladda Federaalka ah kadib laba howl gala is xigay oo qorshaysan. Ibraahim Cali Coloow oo ahaa Gudoomiye Waaxeed ka tirsan Degmada Kaxda ee Gobalka Banaaadir ayaa lagu dilay inta u dhaxeysa […]
Weeraro khasaare geystay oo Gobalka Baay ka dhacay.
Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa xalay weerar ku qaaday bar koontarool oo ku taala Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobalka Baay. Qaarka mid ah Ciidamada Maamulka Koofur galbeed ayaa dhimasho iyo dhaawac ku noqday weerarka inkastoo aanaan helin tirada rasmiga ah. Dagaalka ayaa ka dhacay Koontaroolka Makunda waxaanuu ku soo aadayaa […]
Dhegeyso Shacabka puntland ‘sicir barar baa na saameeyay koofur baan u guureynaa iyadaa nolol roone”
Sicirir barbar soohdmiha dhaafay ayaa ka jira deeganada uu ka taliyo Maamul Gobaleedka Puntland waxaana jira qoysas ay u adag tahay in ay dabka shitaan. Maamulka Puntland ayaa dadka ka qaada canshuur badan taasuna waxay keentay in wax waliba ay qaaloobaan. qaarka mid ah haweenka ka ganacsada Qudaarta iyo Hilibka […]
Dhegeyso Roob dabeylo iyo kuleyl wata oo guryo dumiyay dadka qaarna suuxaan.
in badan labaatan guri ayaa dumay kadib markii markii shalay Roob dabeylo wata oo xoogan ka da’ay deegaanka Boos Hareeri oo hoos taga Degmada Aadan yabaal ee Gobalka Shabeelaha Dhexe. jiingangadaha qaar ee guryaha dumay ayaan weli dadku dib u arkin maadaama ay hawada u duuleen xiligii dabeyluhu socdeen. dadka […]
Dagaalo Jubada hoose ka dhacay.
Ciidamada Xarakada Alshabaab ayaa xalay weeraraku qadeen askarta Dowladda Kenya ee fariisimaha ku leh Deegaanka Kulbiyow ee Gobalka Jubada hoose. Wararku waxay tilamaamayaan In mudda ah halkaa ay kju dagaalamayaeen labada dhinac. Ma jirto xog dheeraad ah oo aan ka halnay haddii khasaare ka dhashay dagaalkaan xalay ka dhacay Kulbiyow. […]
Weeraradi ugu damabeeyay gudaha Soomaaliya iyo khasaarihii ka dhashay
Dagaalo qarax ka dhan ah Ciidaamda Shisheeye iyo kuwa Maamulada Soomaalida ah ee wada shaqeynta la leh ayaa saakay, xalay iyo shalay ka dhacay qaarka mid ah Gobalkada Koofurta Soomaaliya Dagaalo Baay ka dhacay oo khasaare sababay. Ugu yaraan hal askeri ayaa ku dhintay laba kalena waa ku dhaawacmeen dagaal […]
Dagaalo xoog leh oo Itoobiyaan lagu dilay.
Ugu yaraantii lix askeri oo Itoobiyaan ah ayaa shalay gelenkii dambe lagu dilay duleedka Magaalada Diinsoor ee Gobalka Baay kadib dagaal halkaa ku ka dhacay oo u dhaxeeyay iyaga iyo Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin. Laba ka mid ah lixda Itoobiyaanka ah ee Dhintay waxaa la sheegayaa in ay Saraakiil ahaayeen. […]
Ciidamada Burundi oo 8 Caruur ah agoon iyo habaro ka dhigay.
Ciiidamada Burundi ayaa Maanta deegaanka Buurane ee Gobalka Shabeelaha dhex ku dilay haweeney ka mid ahayd dadka deegaanka ka gadaal marki ay gurigii ay deganeyd ugu galeen. Burundeyska ayaa xabadaha qori baaska u dhaca ee daba jeexa ku shaq shaqey haweeneyda goor dambe ayayna isaga tageen iyadoo Meydka ah. Dadka […]
Howlgallo Kala Duwan Oo Ka Dhacay Koonfurta Soomaaliya Iyo NFD.
Ciidamo aad u hubeysan oo katirsan Malatariga Xarkaada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa weerar xoogan ku qaaday saldhig ciidamada Kenya ay ku leeyihiin Dhulka NFD oo ay Soomaaliada leedahay. Mujaahdiinta ayaa beegsaday saldhigan oo ku yaala degmada Lafeey ee gobolka Mandheera. Dagaalka ayaa loo adeegsaday hubka nuucyadiisa kala duwan iyadoona kenyatiga khasaaro […]