Uncategorized

Al-Shabaab oo Dagaal Kula Wareegay Daynuunaay Iyo Gaari Xabashida Looga Gubay Aagga B/Hakaba.
Uncategorized Wararka Gudaha

Al-Shabaab oo Dagaal Kula Wareegay Daynuunaay Iyo Gaari Xabashida Looga Gubay Aagga B/Hakaba.

Wararka naga soo gaaraya gobolka Bay ayaa waxay sheegayaan in ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ay si buuxda ula wareegeen gacan ku haynta degaanka Daynuunaay oo hoos taga magaalada Baydhabo. Dagaal muddo kooban socday kadib waxaa halkaasi isaga firxaday ciidamada K/galbeed waxaana Al-Shabaab u suura gashay iney la wareegaan gacan ku […]

Sawirro: Duufaan Xooggan oo Ku Dhufatay Mareykanka.
Uncategorized

Sawirro: Duufaan Xooggan oo Ku Dhufatay Mareykanka.

Duufaan khasaare xooggan geysatay ayaa lagu soo waramayaa iney ku dhufatay gobolka Florida Koofurtiisa bari ee dalka Maraykanka taasoo laga cabsi qabo iney sii amrto gobolo kale oo katirsan dalkaas, sida laga soo xigtay hey’adaha xukuumadda Trump. Mareykanka ayaa sannad walba diyaariya magacyo uu ugu tala galay inuu u bixiyo musiibooyinka […]

20 Ruux oo Ku Dhimatay Shil Ka Dhacay Dalka Mareykanka.
Uncategorized

20 Ruux oo Ku Dhimatay Shil Ka Dhacay Dalka Mareykanka.

Shil gaari oo sababay khasaare badan ayaa ka dhacay wadanka Mareykanka kadib markii gaari nooca raaxada ah oo siday dad ka qeybgalayay xaflad Aroos uu ku dhacay gaari kale oo xamuul ah kaasoo yiilay  waddo dhex marta Shohari ee wuqooyiga magaalada Newyork. Sida uu sheegay afhayeen u hadlay laamaha qaabilsan […]

Al-Shabaab oo Sheegatay Mas’uuliyadda Weerar 5 Askari Lagu Dilay oo Ka Dhacay Duleedka Muqdisho.
Uncategorized Wararka Gudaha

Al-Shabaab oo Sheegatay Mas’uuliyadda Weerar 5 Askari Lagu Dilay oo Ka Dhacay Duleedka Muqdisho.

Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda weerar maanta ka dhacay duleedka degaanka Jasiira ee magaalada Muqdisho. Ciidamo ka tirsan DF oo kasoo baxay Muqdisho islamarkaana doonayay iney maraan wadada xeebta ah ee u dhaxaysa Muqdisho iyo Marko, lana sheegay iney kusii jeedeen degaanka Dhanaane ayaa waxaa qabsaday weerar dhabba gal […]

Diraasad: 40% shacabka Maraykanka waxaa heysta dhibaato dhaqaale oo aad u liidata.
Uncategorized Wararka Dibadda Wararka Gudaha

Diraasad: 40% shacabka Maraykanka waxaa heysta dhibaato dhaqaale oo aad u liidata.

Machad laga leeyahay dalka Maraykanka, islamarkaana sameeya diraasaad iyo baaritaanno la xiriira shacabka Maraykanka ayaa shaaca ka qaaday in malaayiin ruux oo Ameericaan ah ay ku noolyihiin xaalad aad u liidata oo dhanka nolosha ah. Wuxuu machadkan oo lagu magacaabo Urban Institute hoosta ka xariiqay in kudhawaad kala bar shacabka […]