Uncategorized

Faah Faahin: Al Shabaab oo 47 Askari ku dilay Xerada Bariire gaadiid dagaalna qabsaday.
Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Gudaha

Faah Faahin: Al Shabaab oo 47 Askari ku dilay Xerada Bariire gaadiid dagaalna qabsaday.

Dagaalyahanada Al-Shabaab ayaa aroornimadii saaka weerar xoogan ku qaaday saldhigga ciidamada DF ee deegaanka Bariire ee Sh/hoose, iyadoo halkaas xasuuq ba’an ugu geystay maleeshiyaatka Soomaalida, lana wareegay inta badan gaadiidkii iyo zaanadihii hubka ee yaalay xeradaasi. Dagaalkan oo ahaa mid aad u xoogan ayaa lagu daah-furay qarax loo adeegsaday gaari […]

Dhegeyso:- Wilaayada Banaadir oo Xukun Xaddu Sino ah fulisay iyo Waaliga Bnaadir oo Goob joog ahaa
Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Gudaha

Dhegeyso:- Wilaayada Banaadir oo Xukun Xaddu Sino ah fulisay iyo Waaliga Bnaadir oo Goob joog ahaa

Maxkamdda Ilsaamiga ah ee Wilaayada Banaadir ayaa Meel Fagaar ah ku fulisay Xukun Xaddu Sino ah iaydoo ay ak soo qayb galeen xubno ka tirsan Hogaanak Xarakada Shabaabul  Mujaahidiin iyo dad kale intaba. inkastoo Banaadir ama Muqdisho ay haystaan Ciidamada Shisheeye iyo Dowladda Federaalka ah hadana waxaa magaalda Kaabiga  ku […]

Al Shabaab oo shacabka Soomaaliyeed uga digtay Talaalka AstraZeneca [Bayaan].
Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Gudaha

Al Shabaab oo shacabka Soomaaliyeed uga digtay Talaalka AstraZeneca [Bayaan].

Bayaan kasoo baxay Maktabka siyaasadda iyo wilaayaatka Xarakada Al Shabaab ayaa looga hadlay talaalka halista ah ee lagu magacaabo AstraZeneca kaasi oo dhowaan ay dalka soo geliyeen hay’ado reergalbeed ah Al Shabaab ayaa shacabka Soomaaliyeed uga digtay in ay qaataan talaalka AstraZeneca. Halkan ka akhriso bayaanka oo ku qoran Afsoomaali […]

Daawo: Sheekh Abuu Cubeyda oo Jeediyay kalimad ku socota shacabka Jabuuti.
Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Gudaha

Daawo: Sheekh Abuu Cubeyda oo Jeediyay kalimad ku socota shacabka Jabuuti.

War rasmi ah oo kasoo baxay garabka warbaahineed ee Al Shabaab ayaa lagu sheegay in caawa labaahin doono kalimad uu jeedinayo Hoggaamiye Sheekh Abuu Cubeyda   Mu’assassada Warbaahinta ee Al-Kataib ayaa caawa baahisay ‘Farriin ku Socota Shacabka Reer Jabuuti’ taasoo uu jeedinayo Amiirka Xarakada  Al-Shabaab, Sheekh Abu Cubeydah Axmad Cumar. […]