Uncategorized

President George W Bush visits CIA Headquarters, March 20, 2001.
Kaydka Sawirada Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Dibadda Wararka Gudaha

Mareykanka oo Sheegay In Maalin Walba Ay Dagaalka Kaga Baxdo 250 Milyan oo Dollar!

War-bixin kasoo baxday sirdoonka Mareykanka ee marka magacooda lasoo gaabiyo loo yaqaano CIA ayaa lagu soo bandhigay dhaqaalaha xukuumadda Washinton uga baxay dagaalka ay kaga jirto qaar badan oo kamid ah wadamada Islaamka, wixii ka dambeeyey weeraradii 11 Septembar. Hantida kaga baxday dagaalka illaa iyo hadda socda ayaa waxay gaareysaa 1.46 […]

Mareykanka oo Amar Degdeg Ah Siiyay Muwaadiniintiisa Ku Sugan Muqdisho.
Maqaallo Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Gudaha

Mareykanka oo Amar Degdeg Ah Siiyay Muwaadiniintiisa Ku Sugan Muqdisho.

Sabti, November, 03, 2017: Maraykanka ayaa soo saaray digniin cusub oo la xiriirta ammaanka goobaha ay magaalada Muqdisho ka joogaan muwaadiniintiisa. War kasoo baxay wasaaradda arimaha dibadda ee Maraykanka ayaa waxaa lagu amray muwaadiniinta Maraykanka iney sida ugu dhaqsiyaha badan uga baxaan Xamar. Maraykanku wuxuu sheegayaa inuu helay macluumaadyo xasaasi ah […]

Al-Shabaab oo Weeraray Bar Koontarool oo Ay DF Ku Leedahay Afgooye.
Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Gudaha

Al-Shabaab oo Weeraray Bar Koontarool oo Ay DF Ku Leedahay Afgooye.

Ciidamo ka tirsan Xarakada Al-Shabaab ayaa duhurnimadii maanta weeraray bar koontarool oo ay DF ku ledahay degmada Afgooye, waxaana haatan la helayaa faahfaahin ku saabsan natiijada weerarka. Sida ay inoo xaqiijiyeen dad lagu kalsoon yahay, askarta Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa weeraray koontaroolka DF ee Buulo-foolyo halkaasoo lacago xad dhaaf ah […]

Askar Ka Tirsan Ciidanka Koofur Galbeed oo Lagu Dilay Weerar Jid Gal Ah.
Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Dibadda Wararka Gudaha

Askar Ka Tirsan Ciidanka Koofur Galbeed oo Lagu Dilay Weerar Jid Gal Ah.

Sabti, November, 03, 2017: Khasaare dhimasho ayaa ciidamada maamulka Koofur galbeed kasoo gaaray weerar jid gal ah oo ay kala kulmeen dagaalyahano hubeysan oo ka tirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab. Weerarka oo ka dhacay inta u dhaxaysa Xudur iyo Ceel-barde oo ka tirsan gobolka Bakool ayaa ilo wareedyo inoo xaqiijiyeen in […]