Uncategorized

Dowladda Kenya Ayaa Dad Muslimiin Ah Ku Gumaaday Magaalada Mumbasa.
Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Gudaha

Dowladda Kenya Ayaa Dad Muslimiin Ah Ku Gumaaday Magaalada Mumbasa.

Wararka ka imaanaya wadanka Kenya ayaa sheegaya in ciidamada Booliska ee qaabilsan ladagaallanka waxa loogu yeero Argagaxisada ay toogasho ku dileen dad muslimiin ah. Warbaahinta maxalliga ah ayaa sheegtay in ciidamo hubeysan ay weerar ku qaadeen xaafadda Likoni oo kamida ah xaafadaha ugu caansan magaalada Mombasa ee dhulalka muslimiinta xeebaha. […]

Sarkaal Ka Tirsanaa Dowladdii Kacaanka oo Is Dul Taag Ku Sameeyay Weerarkii BALLIDOOGLE. (Dhageyso)
Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Gudaha

Sarkaal Ka Tirsanaa Dowladdii Kacaanka oo Is Dul Taag Ku Sameeyay Weerarkii BALLIDOOGLE. (Dhageyso)

Mid kamid ah saraakiishii hore ee Soomaaliya ayaa qiimeyn ku sameeyay weerarkii cuslaa ee ay shalay Xarakada Al-Shabaab ku qaaday xerada Ballidoogle oo muddo dhowr sano ka hor ay qabsadeen ciidamada Mareykanka. Col. C/qaadir Axmad Nuur, oo muddo dheer kasoo mid ahaa saraakiishii dowladdii kaligii taliye Maxamad SIyaad, ayaa sheegay […]

Al-Shabaab oo War Rasmi Ah Kasoo Saartay Weerarkii Ballidoogle Iyo Khasaaraha Dhimasho oo 70 Kor U Dhaafay.
Uncategorized Wararka Gudaha

Al-Shabaab oo War Rasmi Ah Kasoo Saartay Weerarkii Ballidoogle Iyo Khasaaraha Dhimasho oo 70 Kor U Dhaafay.

Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa goor dhow baahisay bayaan ku qoran luqaadda Ingiriisiga, kaasoo ugu horreyn lagu faahfaahiyay sida uu u dhacay hawl galkii maanta. Bayaanka oo uu soo saaray Maktabka Warfaafinta ee Xarakada Al-Shabaab ayaa waxaa lagu sheegay in weerarka lagu billaabay qarax weyn ka dib-na ay xigeen ciidamo xoog […]

DEG-DEG: Inkabadan 100 Askari Oo Maraykan ah oo lagu dilay Howlgalka Ka socda Ballidoogle.
Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Gudaha

DEG-DEG: Inkabadan 100 Askari Oo Maraykan ah oo lagu dilay Howlgalka Ka socda Ballidoogle.

Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa shaaca ka qaaday khasaare horudhac ah oo ka dhashey weerarka culus ee dagaalyahanno katirsan Ciidamadeeda ay ku qaadeen saldhiga Ballidoogle oo ah saldhiga ugu weyn ee Maraykanku ku leeyahay Soomaaliya. War kasoo baxay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa lagu sheegay in howlgalka weli socda ay ku dileen […]

Al-Shabaab oo Bayaan Kasoo Saaray Weerarka Ballidoogle.
Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Gudaha

Al-Shabaab oo Bayaan Kasoo Saaray Weerarka Ballidoogle.

Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, waxay goor dhow baahisay bayaan degdeg ah oo ku saabsan weerarka culus ee barqanimadii maanta lagu qaaday garoonka Balidoogle. Bayaanka oo ay baahisay musasada Al-kataa’ib ayaa¬† waxaa lagu yiri: “Subaxnimadii hore ee saaka, ciidamo gaar ah oo ka tirsan guutada Istish-haadiyiinta ee Xarakada Al-Shabaab ayaa duullaan halyeeynimo […]

WAR DEG DEG: Mujaahidiinta oo weerar culus ku qaaday saldhiga Maraykanka ee Balidoogle, iyo qaybo kamid ah saldhigga oo gacanta lagu dhigay
Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Gudaha

WAR DEG DEG: Mujaahidiinta oo weerar culus ku qaaday saldhiga Maraykanka ee Balidoogle, iyo qaybo kamid ah saldhigga oo gacanta lagu dhigay

Ciidamada Mujaahidiinta ayaa goordhowr kahor weerar lixaad leh ku qaaday saldhiga ugu weyn ee ciidamada Maraykanku ay ku leeyihiin Soomaaliya kaas oo ku yaalla Garoonka diyaaradaha ee Balodoogle. Weerarka oo bilowday daqiiqado yar kahor ayaa waxaa uu ku bilowday gaadiid lagu soo raray walxaha qarxa kuwaas oo gudaha u galay […]

Farmaajo Iyo Beyle Kee Saxan?
Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Gudaha

Farmaajo Iyo Beyle Kee Saxan?

Maxweynaha DF, Maxamad Cabdullaahi Farmaajo iyo wasiirka maaliyadda C/raxmaan Bayle ayaa si is khilaafsan uga hadlay dhisme ku yaalla magaalada Washinton oo ay maalmo ka hor dowladdu iibsatay. Dhismahan oo ah mid aan sidaa u weeneyn marka loo eego safaaradaha caalamka ee halkaa ku yaalla, ayaa waxaa lagu iibiyay lacag […]

Askari Ka Tirsan Ciidanka Puntland oo Ku Dhintay Iska Hor Imaad Ka Dhacay Garowe. (Dhageyso)
Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Gudaha

Askari Ka Tirsan Ciidanka Puntland oo Ku Dhintay Iska Hor Imaad Ka Dhacay Garowe. (Dhageyso)

Magaalada Garowe ee gobolka Nugaal waxaa ka dhacay iska hor imaad khasaare sababay oo dhex maray labo ciidan oo ka wada tirsan askarta maamulka Puntalnd. Iska hor imaadkan ayaa wuxuu ka dhashay kadib markii askar ka socota Madaxtooyada ay burburin ku billaabeen dhismayaal ku yaalla agagaarka Wasaaradda Hawlaha Guud, waxaana […]