Uncategorized

Askar Itoobiyaan Ah oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Qarax Lagula Beegsaday Hiiraan.
Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Gudaha

Askar Itoobiyaan Ah oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Qarax Lagula Beegsaday Hiiraan.

Guutada Qaraxyada ee Xarakada Al-Shabaab ayaa saacadihii lasoo dhaafay weerar la beegsaday ciidamada Xabashida ah ee heysta degaanka Halgan ee gobolka Hiiraan. Qaar kamid ah askarta Xabashida ayaa qarax lala helay xilli ay lugeynayeen afaafka hore ee magaalada, waxaana kasoo gaaray khasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Inta la xaqiijiyay […]

Sawirro: Odayaashii Xildhibaannada kasoo Xulay Maamullada Galmudug iyo Hirshabeelle oo degmada Buq Aqable lagusoo Bandhigay.
Kaydka Sawirada Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Gudaha

Sawirro: Odayaashii Xildhibaannada kasoo Xulay Maamullada Galmudug iyo Hirshabeelle oo degmada Buq Aqable lagusoo Bandhigay.

Waxaa soo gaba gaboobay kulan ballaaran oo dhax maray qaar kamid ah odayaashii soo xulay Xildhibaannada Baarlamaanka Dowladda Federaalka iyo mas’uuliyiin katirsan Xarakada Al Shabaab. Odayaashan oo towbadkeenayaal ahaa ayaa ka tagay deegaannada ay ka arrimiyaan maamullada Hirshabelle iyo Galmudug waxayna gaareen wilaayaatka Islaamiga ah ee dhaca bartamaha Soomaaliya, kulamadan […]

Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo Lagu Soo Qaatay Mowduuc Muhim Ah.
Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Gudaha

Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo Lagu Soo Qaatay Mowduuc Muhim Ah.

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso. Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo […]

DEG-DEG: Cabdi-raxmaan Yiriisow oo u dhintay Dhaawicii weerarkii Xarunta gobolka Banaadir.
Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Gudaha

DEG-DEG: Cabdi-raxmaan Yiriisow oo u dhintay Dhaawicii weerarkii Xarunta gobolka Banaadir.

Cabdi-raxmaan Yiriisow oo ahaa gudoomiyihii gobolka Banaadir ayaa u geeriyooday dhaawac halis ah oo kasoo gaaray weerar dhawaan ka dhacay xarunta maamulka gobolka Banaadir ee magaalada Muqdisho. Yiriisow oo lagu dabiibayay isbitaal ku yaala wadanka Qadar, oo dhawaan loo qaaday markii xaaladiisa wax looga qaban waayay Soomaaliya ayaa si toos […]