Uncategorized

Mareegta Idaacadda Al-furqaan oo Dib Hawada Ugu Soo Laabatay Laba Maalin Ah Kadib.
Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Gudaha

Mareegta Idaacadda Al-furqaan oo Dib Hawada Ugu Soo Laabatay Laba Maalin Ah Kadib.

Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan ee (Radioalfurqaan.com) ayaa caawa dib hawlaheedii u billowday kadib muddo saacado ah oo ay cilladaysnayd, waxaana ay idaacaddu bixisay raali galin ku socota dhageystayaasheeda iyo akhristayaasheeda iyagoo uga cudur daaratay mudada ay hawshu hakadka ka gashay, waxaana raali gelin kadib ay baahisay barnaamijka Dhuuxa […]

Itoobiya oo La Wareegeysay Maamulka Doorashada Jubbaland.
Uncategorized

Itoobiya oo La Wareegeysay Maamulka Doorashada Jubbaland.

Dowladda Itoobiya ayaa billowday iney markan si toos ah ugu lug lahaato doorashada magaalada Kismaayo ee maamulka Jubbaland xilli uu khilaaf xooggani ka dhex jiro musharraxiinta iyo hogaamiyaha maamulkaas, Axmad Madoobe. Qaar kamid ah saxaafadda caalamka ayaa baahisay in wafdi ka socda Itoobiya uu kusoo wajahan yahay magaalada Kismaayo si […]

Halkee Buu Marayaa Khilaafka Kheyrre Iyo Suufiyada Dhuusomarreeb?.
Uncategorized

Halkee Buu Marayaa Khilaafka Kheyrre Iyo Suufiyada Dhuusomarreeb?.

Wararka naga soo gaaraya magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud ayaa waxay sheegayaan in ay halkaa ka socdaan kulamo xasaasi ah oo looga hadlayo khilaafka soo kala dhex galay ra’iisulwasaaraha DF iyo madaxda kooxda Suufiyada. Khilaafka ayaa ka dhashay kala shaki dhanka ammaanka ah, waayo ra’iisulwasaaraha ayaa wuxuu doonayaa in xarumaha […]

Boqolaal katirsan Odayaashii soo xulay Xildhibaanada Baarlamaanka oo kusii qulqulaya Wilaayaatka islaamiga ah [Warbixin].
Uncategorized

Boqolaal katirsan Odayaashii soo xulay Xildhibaanada Baarlamaanka oo kusii qulqulaya Wilaayaatka islaamiga ah [Warbixin].

Dhammaan wilaayaatka islaamiga ah ee dhaca Koonfurta iyo bartamaha dalka Soomaaliya waxaa laga dareemayaa qulqulka Odayaal Towbadkeenayaan ah kuwaas oo ay ka qeyb qaatay soo xuliddii xildhibaannada baarlamaanka dowladda Federaalka. Odayaashan oo ka faa’iidaysanaya cafiskii ya fidisay Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa tiigsanaya wilaayaatka islaamiga ah si ay halkaas isaga diiwaan […]