Uncategorized

Sawirro: Al Shabaab oo soo bandhigtay Dufcadii 2aad Odayaashii soo xulay Xildhibaannada Baarlamaanka.
Uncategorized Wararka Gudaha

Sawirro: Al Shabaab oo soo bandhigtay Dufcadii 2aad Odayaashii soo xulay Xildhibaannada Baarlamaanka.

Xarakada Al Shabaab ayaa markale soo bandhigtay dufcadii labaad ee Ergadii soo xulay xildhibaannada baarlamaanka dowladda Federaalka Soomaaliya balse ka towbad keenay falkii ay kusoo xuleen xildhibaannada. Ergadaan oo isugu jiray rag iyo dumar ayaa ka kala yimid magaalooyinka Jowhar,Beled Weyne iyo Muqdisho dhammaantoodna waxay kamid ahaayeen kuwii xildhibaannada kasoo […]

Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo Lagu Soo Qaatay Dhibaatooyin Xanuun Leh oo Ka Jira Gedo.
Uncategorized Wararka Gudaha

Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo Lagu Soo Qaatay Dhibaatooyin Xanuun Leh oo Ka Jira Gedo.

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso. Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo […]

7 Askari Yugaandhays ah oo Sh/hoose lagu dilay iyo Guddoomiyaha Awdheegle oo qarax ka badbaaday.
Uncategorized Wararka Gudaha

7 Askari Yugaandhays ah oo Sh/hoose lagu dilay iyo Guddoomiyaha Awdheegle oo qarax ka badbaaday.

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qaraxyo saacadihii lasoo dhaafay deegaanno katirsan gobolka Shabeellaha Hoose lagula beegsaday ciidamada dowladda Federaalka iyo kuwa AMISOM. Qaraxa koowaad ayaa maanta barqadii ciidamo katirsan AMISOM gaar ahaan kuwa Uganda lagula beegsaday wadada isku xirta deegaannada Danoow iyo Golweyn oo dhammaantood katirsan Sh/Hoose. Ilo wareedyo […]

Askar Ka Tirsan Ciidanka Jubbaland oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Weerar Ka Dhacay Duleedka Kismaayo.
Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Gudaha

Askar Ka Tirsan Ciidanka Jubbaland oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Weerar Ka Dhacay Duleedka Kismaayo.

Xarakada Al-Shabaab oo dagaal kula jirtay ciidamada shisheeye ee dalka kusoo duulay iyo maamullada ku daaban ayaa saacadihii lasoo dhaafay weerar ka geysatay tuulo dhacday duleedka magaalada Kismaayo, halkaasoo ay ku beegsatay askar ka tirsan kuwa Jubbaland. Wararka naga soo gaaraya tuulada Qaamqaam ee duleedka Kismaayo ayaa waxay sheegayaan in […]