Uncategorized

Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha.
Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Gudaha

Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha.

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso. Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo […]

Iran oo soo ridday diyaarad Drone ah Iyo Mareykanka oo Xaqiijiyay Inuu Isagu Lahaa.
Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Gudaha

Iran oo soo ridday diyaarad Drone ah Iyo Mareykanka oo Xaqiijiyay Inuu Isagu Lahaa.

Afhayeen u hadlay taliska ciidanka kacaanka Iiraan ayaa sheegay in ay dhulka soo dhigeen diyaarad nuuca wax basaasta ah oo uu leeyahay Mareykanka. Diyaaradda ayaa lasoo riday xilli ay falal basaasnimo ka wadday koonfurta wadanka Iiraan sida ay faafisay wakaaladda wararka rasmiga ah ee dowladda shiicada Iiraan. Warbixinta kasoo baxday […]

Ku Dhawaad 30 Askari oo Isugu Jira Burundeys Iyo Askarta DF Oo Ku Dhintay Dagaal Dhexdooda Ah Oo Ka Dhacay Ceelasha.
Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Gudaha

Ku Dhawaad 30 Askari oo Isugu Jira Burundeys Iyo Askarta DF Oo Ku Dhintay Dagaal Dhexdooda Ah Oo Ka Dhacay Ceelasha.

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal xalay ka dhacay degaanka Arbacow oo ka tirsan Ceelasha Biyaha, kaasoo dhex maray ciidamada shisheeye ee Burundi iyo kuwa DF. Dagaalku wuxuu yimid kadib markii ay xerada Turkidu heystaan ee Jasiira ay kasoo bexeen kolonyo tobannaan gaadiid ah oo ay wateen ciidamada DF […]

Dhagayso: Abuu Muscab oo ka warbixiyay Howlgalladii ugu dambeeyay.
Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Gudaha

Dhagayso: Abuu Muscab oo ka warbixiyay Howlgalladii ugu dambeeyay.

Afhayeenka Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab Sheekh Cabdil caziiz Abuu Muscab ayaa qabtay shir jaraa’id oo uu kaga hadlay howlgalladii ugu dambeeyay ee ay ciidamada Mujaahidiinta ka fuliyeen NFD Iyo Soomaaliya. Sheekh Abuu Muscab, wuxuu si gaar ah usoo hadal qaaday howlgalladii u dambeeyey ee maalmihii lasoo dhaafay ka dhacay dhulka […]