Uncategorized

Faahfaahin: Ciidamo Ka Tirsan Al-Shabaab oo Saacaddii 4-aad Hawl Gal Ka Wada Hotel Si Aad Ah Loo Ilaaliyo oo Ku Yaalla Kismaayo.
Uncategorized Wararka Gudaha

Faahfaahin: Ciidamo Ka Tirsan Al-Shabaab oo Saacaddii 4-aad Hawl Gal Ka Wada Hotel Si Aad Ah Loo Ilaaliyo oo Ku Yaalla Kismaayo.

Ciidamada Xarakada Al-Shabaab saacaddii 4-aad ku jira hotel caan ah oo ku yaalla magaalada Kismaayo kaasoo ay deggan yihiin xubno ka tirsan maamulka Jubbaland. Hotelka oo lagu magacaabaa Cascaseey ayaa waxaa markii hore lagu weeraray weerar uu hogaaminayay naftii hure waxaana xigay askar xoog ku galayaal ah oo gudaha u […]

Dhageyso Gabay Ku Socda Cag-jar Wakiilka Itoobiya Ee Dhulka Soomaali-Galbeed.
Uncategorized Wararka Gudaha

Dhageyso Gabay Ku Socda Cag-jar Wakiilka Itoobiya Ee Dhulka Soomaali-Galbeed.

Suugaantu waxay kamid tahay wax yaabaha dadka dareensiiya ama deeqsiiya warka iyo macluumaadka, waxayna noqotaa keyd taariikheed oo berri ummadu wax ku dhisato. Haddaba dhageystayaal/akhristayaal waxaan halkan idinku soo gudbineynaa gabay xiiso leh oo ku socday Mustafa Cagjar oo ah hogaamiyaha dhulka ay Xabashidu inaga heysato ee Soomaali Galbeed. Gabaygan […]

Mala Socotaa In Dhulka Falastiin La Xaraashay Maxayse Culimadu Ka Yiraahdeen?
Uncategorized Wararka Dibadda Wararka Gudaha

Mala Socotaa In Dhulka Falastiin La Xaraashay Maxayse Culimadu Ka Yiraahdeen?

Mu’assasada As-saxaab, garabka warbaahineed ee Qaacidatul Jihaad ayaa baahisay bayaan uu ku saxiixnaa hogaanka sare ee Mujaahidiinta Al-Qaacida, kaas oo looga hadlay shirkii dhawaan kusoo idlaaday magaalada Manaama ee caasimada dalka Al-baxreyn, kaas oo ka dhignaa shirqool horleh oo la doonayo in lagu xaraashayo dhulka Filastiinta muslimka ah. Bayaankan oo […]