Uncategorized

Wixii aan faalleeyey 8dii Febraayo. 2017kii, ayaa haysata Farmaajo iyo Villa Somalia. Qore Sare: Suldaan Gar Yare.
Maqaallo Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Gudaha

Wixii aan faalleeyey 8dii Febraayo. 2017kii, ayaa haysata Farmaajo iyo Villa Somalia. Qore Sare: Suldaan Gar Yare.

Aqoonyahan Suldaan Maxamad Garyare ayaa wuxuu qoray Maqaal dhab ka hadal ah oo aad ka heli karto macluumaad badan oo la xiriira khalkhalka siyaasadeed ee DF iyo halka ay ku dambeyn kareyso, waxaana uu Suldaanku qormadiisa ku billaabay sida tan: Saacado ka dib markii Farmaajo loogu sameeyey wax la yiraahdo […]

Sheekh Mahad Warsame Abuu C/Raxmaan Oo Jeediyey Kalimad Muhiim Ah Oo Ku Saabsan Xaaladda Jihaadka Bariga Africa [DHAGEYSO]
Maxaa Cusub Muxaadaraad Uncategorized Wararka Gudaha

Sheekh Mahad Warsame Abuu C/Raxmaan Oo Jeediyey Kalimad Muhiim Ah Oo Ku Saabsan Xaaladda Jihaadka Bariga Africa [DHAGEYSO]

Kalimadan oo ay baahisay mu’asasada Alkataa’ib lana dhageysan karo muddo 19 ayuu Sheekh Mahad Warsame Abuu C/Raxmaan kaga hadlayaa arimo dhowr ah oo ku saabsan Jihaadka ka socda bariga Africa, kuna soo gudbinayo fariimo muhiim ah oo ku wajahan Muslimiinta iyo Mujaahidiinta. Sheekh Abuu C/Raxmaan ayaa ugu horreyn bogaadinaya weerarkii […]

Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo Looga Hadlay Dhibaatada Heysata Bulshada Muqdisho.
Uncategorized Wararka Gudaha

Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo Looga Hadlay Dhibaatada Heysata Bulshada Muqdisho.

Diiradda Jimcaha, waa barnaamij todobaadle ah oo maanta oo kale ka baxa warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan waxaana lagu falanqeeyaa hadba mowduuca taagan todobaadka iyadoo laga eegayo maslaxadda bulshada. Todobaadkan waxaa barnaamijka lagu lafa guray dhibaatada karaarka jabsatay ee heysata bulshada ku dhaqan magaalada Muqdisho sida:- Dilalka joogtada ah, xirnaashaha […]

Sawirro: Jabkii Mareykanka Ku Gaaray Daarusalaam Iyo Dhibkii Ay Bulshada U Geysteen.
Uncategorized Wararka Gudaha

Sawirro: Jabkii Mareykanka Ku Gaaray Daarusalaam Iyo Dhibkii Ay Bulshada U Geysteen.

Ciidamada Mareykanka oo ay wehlinayaan askarta Soomaalida calooshood u shaqeystayaasha ah ee loo yaqaano (Bankaraf) ayaa habeenkii xalay duullaan gaadmo ah ku qaaday degaanka Daarusalaam oo hoos taga degmada Awdheegle ee gobolka Sh/hoose, balse askarta Al-Shabaab oo u muuqday kuwa la socda dhaqdhaqaaqooda ayaa dagaallo adag kala hor tagay taasoo […]