Afhayeenka Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab sheekh Cabdil-caziiz Abuu Muscab oo goordhow qabtay shir jaraa’id ayaa faafaahin ka bixiyay howlgalkii barqinimadii maanta ka dhacay afaafka hore ee xarunta madaxtooyada. Afhayeenku wuxuu sheegay in howlgalkaas Nafhurnimada ah uu u dhacay sidii loo qorsheeyey, ayna ku dileen 27 ruux, oo isuga jira saraakiil, […]
Uncategorized
Halgankii Daraawiishta: Dhagayso Qeybta 14-aad.
Halgankii Daraawiishta waa barnaamij taxane ah oo ay Idaacadda islaamiga ee Al-Furqaan ka diyaarisey halgankii Sayid Muxamed Cabdulle Xassan iyo raggii uu hogaaminayay ay la galeen gumeystayaashii Ingiriiska iyo Talyaaniga ee kusoo duulay Soomaaliya. Halkan ka dhageyso Halgankii Daraawiishta 14
Qarax gaari looga Gubay Ciidanka Kenya oo ka dhacay degmada Wajeer.
Wararka ka imaanaya dhulka Soomaalida NFD ee gummeysiga kujira ayaa sheegaya in qarax khasaara dhaliyay lala beegsaday ciidamo katirsan dowladda Kenya. Qaraxa oo lala helay gaari Motabiish ah ayaa ka dhacay wadada xiriirisa magaalada Wajeer iyo deegaanka Kutulo, ilo wareedyo ayaa sheegaya in gaariga uu qaraxu haleelay uu gebi ahaantiisba […]
Halgankii Daraawiishta: Dhagayso Qeybta 13-aad.
Halgankii Daraawiishta waa barnaamij taxane ah oo ay Idaacadda islaamiga ee Al-Furqaan ka diyaarisey halgankii Sayid Muxamed Cabdulle Xassan iyo raggii uu hogaaminayay ay la galeen gumeystayaashii Ingiriiska iyo Talyaaniga ee kusoo duulay Soomaaliya. Halkan ka dhageyso Halgankii Daraawiishta 13
Miizaaniyadda milliteirga Kenya oo ka badan isku darka miizaaniyadda Uganda iyo Tanzaniya.(Warbixin)
Dowladda Kenya oo ay Soomaaliya ka joogaan kumanaan askari oo qeyb ka ah howlgalka loogu magacdaray “AMISOM” ee ay Shisheeyuhu ka wadaan wadankan, ayaa waxaa aad u kordhey miizaaniyadda ay ku bixiso arimaha milliteriga. Warbixin uu daabacay machad ka faallooda arimaha Nabadgeliyada iyo Amaanka oo magaciisa loo soo gaabiyo SIPRI, […]
Ciidamada Al-Shabaab oo Weeraray Baardheere Iyo Bardaale.
Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa weerar ku qaaday fariisimaha ciidamada xabashida Itoobiya ay ku leeyihin degmada Baardheere ee gobolka Gedo. Dagaalka oo ahaa mid culus, in muda ahna socday, waxaa si toos ah isku fara saaray ciidamada Mujaahidiinta iyo kuwa Itoobiya oo saldhigyo ku leh qeybo kamid ah magaalada Baardheere. […]
Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha.
Diiradda Jimcaha waa barnaamij muhim ah oo todobaadkiiba maanta oo kale ka baxa warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan waxaana lagu soo gudbiyaa mawaadiic muhim ah oo xiriir la leh bulshada. Todobaadkan waxaa lagu soo qaatay kufsi iyo dhac ay ciidamada DF u geysteen dad rakaab ahaa oo safar ku jiray. […]
Askar Xabashi Ah oo Qarax Lagula Beegsaday Hiiraan.
Ciidamo Itoobiyaan ah ayaa dhimasho iyo dhaawac ku noqday qarax aad u xooggan oo maanta barqadii lagula beegsaday deegaan katirsan gobolka Hiiraan. Wararka ka imaanaya deegaanka Halgan ayaa sheegaya in jugta qarax xooggan laga maqlay goob ay ku sugnaayeen ciidamo katirsan Xabashida Itoobiya ee saldhigga ku leh deegaankaas. Qaraxa ayaa […]
Sheekh Abuu Muscab oo faafahiyay howlgalladii ay fuliyeen Saacadihii lasoo dhaafay.(Dhagayso)
Afhayeenka ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, Sheekh Cabdul-caziiz Abuu Muscab ayaa shir jaraa’id oo uu qabtay wuxuu faafaahin ka bixiyay howlgalladii ciidamada mujaahidiinta ay fuliyeen 72-dii saac ee lasoo dhaafay. Howlgallada oo uu Afhayeenku sida gaarka ah u xusay waxaa kamid ah camaliyadii Nafhurnimada ahayd ee ka dhacday xarunta maamulka degmada […]
Halgankii Daraawiishta: Dhagayso Qeybta 10-aad.
Halgankii Daraawiishta waa barnaamij taxane ah oo ay Idaacadda islaamiga ee Al-Furqaan ka diyaarisey halgankii Sayid Muxamed Cabdulle Xassan iyo raggii uu hogaaminayay ay la galeen gumeystayaashii Ingiriiska iyo Talyaaniga ee kusoo duulay Soomaaliya. Halkan ka dhageyso Halgankii Daraawiishta 10