Halgankii Daraawiishta waa barnaamij taxane ah oo ay Idaacadda islaamiga ee Al-Furqaan ka diyaarisey halgankii Sayid Muxamed Cabdulle Xassan iyo raggii uu hogaaminayay ay la galeen gumeystayaashii Ingiriiska iyo Talyaaniga ee kusoo duulay Soomaaliya. Halkan ka dhagayso Halgankii Daraawiishta 9
Uncategorized
Al Shabaab oo sheegatay Mas’uuliyadda Weerar naf-hurnimo oo lagu beegsaday xarunta degmada Wardhiigleey.
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax khasaara badan dhaliyay oo maanta ka dhacay hareeraha madaxtooyada Villa Somalia ee magaalada Muqdisho. War rasmi ah oo kasoo baxay Xarakada Al Shabaab ayay ku sheegatay mas’uuliyadda qarax xooggan oo maanta lagu beegsaday xarunta degmada Wardhiigleey. Al Shabaab waxay sheegtay in qaraxa ay […]
Gaari Dagaal oo DF Looga Gubay Inta U Dhaxaysa Muqdisho Iyo Afgooye.
Khasaara lixaad leh ayaa ka dhashay qarax aad u xooggan oo maanta barqadii ka dhacay deegaan dhanka galbeed uga beegan magaalada caasimadda ah ee Muqdisho. Wararka ka imaanaya deegaanka Ceelasha Biyaha ayaa sheegay in qarax xooggan uu haleelay gaari Cabdi Bile ah oo ay la socdeen ciidamo katirsan dowladda oo […]
Dad ku dhintay Dibad baxyo ka dhacay Suudaan.
Shacabka Suudaan oo weli wada banaanbaxyada ay ku dalbanayaan in talada loogu dhibo dad ay raalli ka yihiin ayaa la kulmaya tacadiyaad uga imaanaya ciidamada milliteriga. Banaanbaxyo shalay ka dhacay magaalada Al-khardhuum ee caasimadda Suudaan ayaa waxaa dhimasho iyo dhaawac ku noqday dad shacab ah, kadib markii ciidamadu ay rasaas […]
Dhageyso: Xalqada 8aad Ee Barnaamijka Halgankii Daraawiishta Sayid Max’med Cabdulle Xasan.
Waa qeybta 8aad ee Barnaamijka xiisaha badan ee Halgankii Daraawiishta Sayid Maxamed Cabdulle Xasan. Waxaa Barnaamijka soo jeedinaya Wariye Cabdi Fataax Maxamed Qaasim Filibiin wuxuuna habeen walba ka baxaa Idaacadda Alfurqaan. Halkan ka degso xalqada 8aad
Wixii aan faalleeyey 8dii Febraayo. 2017kii, ayaa haysata Farmaajo iyo Villa Somalia. Qore Sare: Suldaan Gar Yare.
Aqoonyahan Suldaan Maxamad Garyare ayaa wuxuu qoray Maqaal dhab ka hadal ah oo aad ka heli karto macluumaad badan oo la xiriira khalkhalka siyaasadeed ee DF iyo halka ay ku dambeyn kareyso, waxaana uu Suldaanku qormadiisa ku billaabay sida tan: Saacado ka dib markii Farmaajo loogu sameeyey wax la yiraahdo […]
Sheekh Mahad Warsame Abuu C/Raxmaan Oo Jeediyey Kalimad Muhiim Ah Oo Ku Saabsan Xaaladda Jihaadka Bariga Africa [DHAGEYSO]
Kalimadan oo ay baahisay mu’asasada Alkataa’ib lana dhageysan karo muddo 19 ayuu Sheekh Mahad Warsame Abuu C/Raxmaan kaga hadlayaa arimo dhowr ah oo ku saabsan Jihaadka ka socda bariga Africa, kuna soo gudbinayo fariimo muhiim ah oo ku wajahan Muslimiinta iyo Mujaahidiinta. Sheekh Abuu C/Raxmaan ayaa ugu horreyn bogaadinaya weerarkii […]
Dhageyso: Xalqada 7aad Ee Barnaamijka Halgankii Daraawiishta Sayid Max’med Cabdulle Xasan.
Waa qeybta 7aad ee Barnaamijka xiisaha badan ee Halgankii Daraawiishta Sayid Maxamed Cabdulle Xasan. Waxaa Barnaamijka soo jeedinaya Wariye Cabdi Fataax Maxamed Qaasim Filibiin wuxuuna habeen walba ka baxaa Idaacadda Alfurqaan. Halkan ka degso Xalqada 7aad
Dhageyso: Xalqada 6aad Ee Barnaamijka Halgankii Daraawiishta Sayid Max’med Cabdulle Xasan
Waa qeybta 6aad ee Barnaamijka xiisaha badan ee Halgankii Daraawiishta Sayid Maxamed Cabdulle Xasan. Waxaa Barnaamijka soo jeedinaya Wariye Cabdi Fataax Maxamed Qaasim Filibiin wuxuuna habeen walba ka baxaa Idaacadda Alfurqaan. Halkan ka degso Xalqada 6aad ama Hoos ka dhageyso
Halgankii Daraawiishta: DHageyso Q-5-aad.
Halgankii Daraawiishta waa barnaamij taxane ah oo ay Idaacadda islaamiga ee Al-furqaan ka diyaarisey halgankii Sayid Muxamed Cabdulle Xassan iyo Daraawiish ay la galeen gumeystayaashii dalka kusoo duulay. Halkan Ka Degso Halgankii Daraawiishta 5