Uncategorized

Sawirro+ Cod: Mareykanka oo Qof Shacab Ah Ku Dilay Duqeyn Diyaaradeed oo Uu Ka Fuliyay Sh/Hoose.
Kaydka Sawirada Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Gudaha

Sawirro+ Cod: Mareykanka oo Qof Shacab Ah Ku Dilay Duqeyn Diyaaradeed oo Uu Ka Fuliyay Sh/Hoose.

Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa duqeyn ay diyaaradaha Mareykanku ka geysteen degaanka tirsan Shabeelaha Hoose shalay abbaaro 05:00 (Shantii galabnimo) Duqeyntan oo ka dhacday meel u dhow degaanka Kuunyo-Barrow ayaa waxay diyaaraduhu ku beegsadeen Aboow Cali Waardiyoow oo ahaa nin ganacsade ah oo leh xoolo iyo beero, sidoo kalana […]

Soomaalaay U Gar Qaada Ra’iisulwasaare Kheryrre Iyo Maxamad Ismaaciil!! WQ: Warfaa-Kheyrdoon.
Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Gudaha

Soomaalaay U Gar Qaada Ra’iisulwasaare Kheryrre Iyo Maxamad Ismaaciil!! WQ: Warfaa-Kheyrdoon.

Dowladda Ingiriiska waa gumeystaha ugu xun, gumeystayaashii dalka Soomaaliya kusoo duulay ama qabsaday waayo waa gumeystaha kaliya ee markuu naga tagayay dhulkeena u qeybiyay dowlado Kiristan ah sida:- Itoobiya iyo Kenya. Itoobiya wuxuu inaga siiyay Hawd iyo Galbeed. Kenyana wuxuu inaga siiyay NFD, waxaana qorshahan majaraha u hayay madaxdii Ingiriiska […]

Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha.
Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Gudaha

Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha.

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso. Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo […]

Iran oo soo ridday diyaarad Drone ah Iyo Mareykanka oo Xaqiijiyay Inuu Isagu Lahaa.
Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Gudaha

Iran oo soo ridday diyaarad Drone ah Iyo Mareykanka oo Xaqiijiyay Inuu Isagu Lahaa.

Afhayeen u hadlay taliska ciidanka kacaanka Iiraan ayaa sheegay in ay dhulka soo dhigeen diyaarad nuuca wax basaasta ah oo uu leeyahay Mareykanka. Diyaaradda ayaa lasoo riday xilli ay falal basaasnimo ka wadday koonfurta wadanka Iiraan sida ay faafisay wakaaladda wararka rasmiga ah ee dowladda shiicada Iiraan. Warbixinta kasoo baxday […]