Maxaa Cusub

dagaal gawaari looga qabsay ciidamo uu tababaray Maraykanka ayaa ka dhacay sh/hoose.
Maxaa Cusub Wararka Gudaha

dagaal gawaari looga qabsay ciidamo uu tababaray Maraykanka ayaa ka dhacay sh/hoose.

dagaal xooggan oo udhaxeeyay ciidamada xarakada shabaabul mujaahidiin iyo kuwa Bangaraafta ee uu tababaray Maraykanka ayaa ka qarxay gobalka shabeelaha hoose. wararka naga soo gaaraya gobalka ayaa ku waramaya ciidamo katirsan xarakada  shabaabul mujaahidiin in wadada ay ugoleen kolonyo ku safrayay inta udhaxaysa Wanlaweyn iyo Afgooye. hubka culus ee la […]

Yaa ka dambeeyey weerarka ka dhacay guriga Wasiirkii hore ee qorsheynta,Iskaashiga iyo xiriirka Caalamiga ah?
Maxaa Cusub Wararka Gudaha

Yaa ka dambeeyey weerarka ka dhacay guriga Wasiirkii hore ee qorsheynta,Iskaashiga iyo xiriirka Caalamiga ah?

Sida ay sheegayaan warar aan ka helnay ilo kala duwan oo ku dhow xukuumadda Soomaaliya; weerarka lagu qaaday guriga Wasiirkii hore ee Iskaashiga iyo xiriirka caalamiga ah waxa fuliyey ciidamo ka tirsan sirdoonka iyo Nabadsugidda Soomaaliya.Ciidamo ay horkacayeen Taliyaha Nabadsugidda gobolka Banaadir Saaddaq Joon iyo Yaasiin Nuur Kheyrre (Yaasiin Ganey), ayaa fuliyey weerarka lagu […]

Dowladda oo xirtay Siyaasiga C/raxmaan Cabdishakuur Leysayna ilaaladiisa.
Maxaa Cusub Wararka Gudaha

Dowladda oo xirtay Siyaasiga C/raxmaan Cabdishakuur Leysayna ilaaladiisa.

Ciidamo katirsan nabad sugidda dowladda ee sida gaarka utababaran ayaa xalay weerar xooggan oo qorshaysan ku qaaday guriga siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo kamid ahaa siyaasiyiinta xilka madaxtinimada kula tartamay madaxweyne Farmaajo. ilaalada siyaasiga iyo ciidamada dowladda ayaa waxaa dhexmaray israsaaseyn sababtay khasaaro xooggan oo soo gaaray ilaalada Cabdiraxmaan. 4 askari […]

Xildhibaan Mahad Salaad “Soomaaliya oo loo qorayo Maleeshiyo beeleedyo iyo calooshood u shaqeystayaal”
Maxaa Cusub Wararka Gudaha

Xildhibaan Mahad Salaad “Soomaaliya oo loo qorayo Maleeshiyo beeleedyo iyo calooshood u shaqeystayaal”

Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mid ah Golaha shacabka ayaa qoraal uu soo dhiggay bartiisa Facebook ayaa kaga hadlay inuu jiro qorshayaal lagu qorayo Maleeshiyo beeleedyo iyo ciidamo calooshood u shaqeystayaal. Halkan hoose ka akhriso warbixinta uu qoray Xildhibaan Mahad Salaad. Soomaaliya oo loo qorayo maleeshiyo beeleedyo iyo calooshood-ushaqeysteyaal […]

Askari lagu dilay Magaalada Muqdisho.
Maxaa Cusub Wararka Gudaha

Askari lagu dilay Magaalada Muqdisho.

Rag hubaysan ayaa xalay magaalada Muqdisho ku dilay mid kamid ah ciidamada Sirdoonka ee dowladda federaalka. dilka ayaa ka dhacay xaafada suuqa xoolaha degmada Hurwaa ee Magaalada Muqdisho. ragga dilka gaystay oo loo badinayo inay katirsan yihiin xarakada shabaabul mujaahidiin ayaa horay usiiq aatay mooto bajaaj uu watay askari ay […]