Maxaa Cusub

SARKAAL MUQDISHO LAGU DILAY.
Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Gudaha

SARKAAL MUQDISHO LAGU DILAY.

Korneyl Cusmaan Shariif Xasan oo ka tirsanaa Dowladda federaalka ah ayaa Xalay lagu dilay Deggmada Kaaraan ee Magaalada Muqdisho. Rag hubeysan ayaa la sheegay in ay Sarkaalkaan Gurigiisa ugu galeen kadibna ku dhex dileen sida wararka aanu heleyno sheegayaan. Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa sheegatay Mas’uuliyadda dilkaan ka dhacay Degmada kaaraan […]

qarax askar jubba land lagu laayay iyo Burundiga iyo Maamulka Hir shabeele oo shabeelaha dhexe lagu weeraray
Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Gudaha

qarax askar jubba land lagu laayay iyo Burundiga iyo Maamulka Hir shabeele oo shabeelaha dhexe lagu weeraray

ugu yaraaan shan askeri oo ka tirsanaa Ciidamada Maamul Gobaleedka Jubbaldn ayaa Saaka ku ku naf waayay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Afmadow ee Gobalka Jubada hoose kadib markii qarax halkaa ku haleelay. sadax kale oo ka tirsanaa Ciidamada Jubbaland ayaa dhaawacyo soo gaareen qaraxa  waxaana suura gal ah in khsaaruhu […]

Dagaalo Baydhabo ka dhacay
Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Gudaha

Dagaalo Baydhabo ka dhacay

Ciidamo ka tirsan Xaraada Shabaabul Mujaahdiin ayaa Xalay Weeraray Ciidamo ku sugan koontarool ku yaala duleedka Magaalada Byadhabo waxaana halkaa ka dhacay dagaal u dhaxeeyay iyaga iyo Ciidamada Maamulka Koofur Galbeed ee Itoobiyaanka wada shaqeynta la leh. dagaalka ayaa mudda socday taasuna waxay sababtay in Ciidamada la soo weeraray u […]

Daawo filimka Cusub Furimaha Cizziga Qeybta Lixaad – Juzka 1aad
Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Gudaha

Daawo filimka Cusub Furimaha Cizziga Qeybta Lixaad – Juzka 1aad

 Garabka Warbaahineed Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab ee Alkataaib ayaa baahiyay filim xiiso badan oo muujinaya dagaalo Ciidamada Alshabaab ka galeen Gobalo kala duwan oo Soomaaliya ah. Filimka waxaa ka soo muuqanaya hogaamiyaal Shihiiday iyo kuwa nool oo dardaarano kala dwuan jeedinaya.   ▪️ Juzka 1aad – Akhlaaqda Mujaahidka ▪️   Halkan […]

Alkataa’ib oo baahisay Sawirrada weerarkii lagu xasuuqay maleeshiyaatka dowladda ee deegaanka Bariire (DAAWO)
Maxaa Cusub Uncategorized Wararka Gudaha

Alkataa’ib oo baahisay Sawirrada weerarkii lagu xasuuqay maleeshiyaatka dowladda ee deegaanka Bariire (DAAWO)

Mu’asasada Alkataa’ib ayaa baahisay sawiro argagax badan oo soo bandhigaya xasuuqii maleeshiyaatka Soomaalida ku qabsaday saldhigga Bariire, kaas oo lagu dilay in ka badan 47 kamid ah askarta dowlada. Sawiradan ayaa waxaa barbar socday bayaan kasoo baxay taliska ciidanka Al-Shabaab kaas oo lagu sheegay in: “Taariikdu markay ahayd 21 Shacbaan […]